{"id":37960,"date":"2017-06-17T01:04:07","date_gmt":"2017-06-16T22:04:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37960"},"modified":"2017-06-17T01:06:29","modified_gmt":"2017-06-16T22:06:29","slug":"mweyne-farmaajo-oo-salaada-jimcaha-maanta-kula-tukadey-muslimiin-masjidka-isbaheysiga-islaamka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/mweyne-farmaajo-oo-salaada-jimcaha-maanta-kula-tukadey-muslimiin-masjidka-isbaheysiga-islaamka\/","title":{"rendered":"M\/weyne Farmaajo oo Salaada Jimcaha Maanta kula Tukadey Muslimiin Masjidka Isbaheysiga Islaamka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/farmaajo-jimce.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37961\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/farmaajo-jimce.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/farmaajo-jimce.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/farmaajo-jimce-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa maanta boqolaal ruux Salaadii Jimcaha kula dukaday Masaajidka Isbaheysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha ayaa Salaada kaddib khudbad ka jeediyay masaajidka, isagoo kala hadlay arrimo kala duwan, waxaa uu sheegay in Al-Shabaab in ay doonayaan in ay waji xumeeyaan Diinta Islaamka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Farmaajo ayaa ku eedeeyay Al-Shabaab in ay caadeysteen inay daadiyaan dhiigga shacabka, isagoo ku baaqay inay muhiim tahay in hal meel looga soo wada jeesto.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxay doonayaan inay waji xumeeyaan diinta Islaamka, iyagoo magac diin sheeganaya ayay hadana rabaan inay daadiyaan dhiigga Islaamka\u201dayuu yiri madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha ayaa sidoo kale dadkii ka qeybqaatay Salaada u sheegay in lagu jiro 10-ka dambe ee bisha Ramadaan, loona baahan yahay in dadka Soomaaliyeed ee uu Alle wax siiyay in ay caawiyaan dadka masaakiinta ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa siweyn loo adkeeyay amniga Masaajidka Isbaheysiga Islaamka ayaa si aad ah loo adkeeyay, intii uu Madaxweynaha salaada jimcaha ku dukanayay, waxaa la baarayay dadka galayay masaajidka ee salaada ku dukanayay, iyadoo wadadana la xiray.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37907\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37908\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-6.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37906\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37909\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa maanta boqolaal ruux Salaadii Jimcaha kula dukaday Masaajidka Isbaheysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa Salaada kaddib khudbad ka jeediyay masaajidka, isagoo kala hadlay arrimo kala duwan, waxaa uu sheegay in Al-Shabaab in ay doonayaan in ay waji xumeeyaan Diinta Islaamka. Madaxweyne Farmaajo ayaa ku eedeeyay Al-Shabaab in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37961,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37960","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37960","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37960"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37960\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37962,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37960\/revisions\/37962"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37961"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37960"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37960"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37960"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}