{"id":37957,"date":"2017-06-17T00:50:38","date_gmt":"2017-06-16T21:50:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37957"},"modified":"2017-06-17T00:51:51","modified_gmt":"2017-06-16T21:51:51","slug":"ugaas-xasan-ugaas-khaliif-oo-ka-hadley-dagaalka-baanyaaley-nabadna-ku-baaqey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/ugaas-xasan-ugaas-khaliif-oo-ka-hadley-dagaalka-baanyaaley-nabadna-ku-baaqey\/","title":{"rendered":"Ugaas Xasan Ugaas KHaliif oo ka hadley Dagaalka Baanyaaley Nabadna ku baaqey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/ugas-xasan1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37958\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/ugas-xasan1.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"323\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/ugas-xasan1.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/ugas-xasan1-300x151.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Ugaas Xassan Ugaas Khaliif oo goor dhaw oo maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Beledweyne ay si kulul uga hadlay dagaalka ka soconaya deegaanka Baanyaaley ee gobolka Hiiraan oo dad badani ay ku dhinteen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugaaska oo faah faahin dheeraad ah ka bixiyay asalka colaada labada beellood ayaa sheegay in arintan salka ku heyso abaarta ku dhuftay qeybo ka mid ah gobollada dhexe, isaga oo sheegay qoysas ka soo barakacay gobolka Galguduud oo lagu soo dhaweeyay qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan bilaabeen in ay la dagaalamaan dadkii deegaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugaaska Xassan ayaa shirkiisa jaraa\u2019id ku sheegay si loo joojiyo colaada labada beellood uu xiriir kala sameeyay arintan Ugaaska Xassan Ugaas Maxamed hasse ahaatee ugu jawaabay in dhinacooda wax dagaal ah ku jirin balse is difaacayaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Waxaa la yaab leh in Ugaaska markii aan xiriir la sameeyay Iigu jawaabay \u2018\u2019 Annaga wax dagaal ah ma wadno balse difaac ayaan ku jirnaa\u2019\u2019 Su\u2019aasha in leys weydiiyo mudan ayaa ah ma dhulkii shalay laguugu soo dhaweeyay ayaad difaac uga jirtaa, \u2018\u2019 ayuu yiri Ugaas Xassan Ugaas Khaliif.<\/p>\n<p align=\"justify\"><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/n80KLvN79z8\" width=\"300\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/p>\n<p align=\"justify\">Dagaal culus oo maalintii shalay ka dhacay deegaanka ayaa waxaa ku dhintay tiro ka badan 15 ruux halka dhaawacyo kala duwan la dhigay isbitaallada degmooyinka Beledweyne, Dhuusa-mareeb iyo Guri-ceel.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay dagaalka ayaa ku baaqda in sida ugu dhaqsiyaha badan loo joojiyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale waxaa goor dhaw magaalada Beledweyne soo gaaray xubno ka tirsan gollaha wasiirada dowlad gobolleedka Hirshabeelle oo qeyb ka noqonaya dadaallada lagu dhaxdhaxaadinayo labada dhinac.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37907\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37908\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-6.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37906\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37909\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugaas Xassan Ugaas Khaliif oo goor dhaw oo maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Beledweyne ay si kulul uga hadlay dagaalka ka soconaya deegaanka Baanyaaley ee gobolka Hiiraan oo dad badani ay ku dhinteen. Ugaaska oo faah faahin dheeraad ah ka bixiyay asalka colaada labada beellood ayaa sheegay in arintan salka ku heyso abaarta ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37958,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37957","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37957","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37957"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37957\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37959,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37957\/revisions\/37959"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37958"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37957"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37957"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37957"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}