{"id":37949,"date":"2017-06-16T23:54:29","date_gmt":"2017-06-16T20:54:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37949"},"modified":"2017-06-16T23:56:02","modified_gmt":"2017-06-16T20:56:02","slug":"hawl-galka-xasilinta-gobolkan-banaadir-oo-ay-amaneen-gudoonka-golaha-shacabka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/hawl-galka-xasilinta-gobolkan-banaadir-oo-ay-amaneen-gudoonka-golaha-shacabka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Hawl galka Xasilinta Gobolkan Banaadir oo ay amaneen Gudoonka Golaha Shacabka Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/gudonka-golaha-shacabka.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37950\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/gudonka-golaha-shacabka.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"387\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/gudonka-golaha-shacabka.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/gudonka-golaha-shacabka-300x176.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>\u00a0Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa aad u amaanay hawlgallada ay Ciidammada dowladda ay ku xasilinayaan amniga Caasimadda Muqdishu.<\/p>\n<p>Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Golaha Mudane Mahad Cabdalla Cawad, ayaa kormeer u kuurgelid ah ku tegay xarunta dembi baarista Ciidammada Booliiska ee CID.<\/p>\n<p>Kormeerka Guddoomiyaha ayaa waxaa ku wehlinayay Guddiyada Amniga iyo Difaaca ee Golaha Shacabka, waxaana halkaasi ay warbixinno kaga dhageysteen Taliyaha Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed iyo ku-xigeenka Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya ayuu ugu baaqay iney soo nooleyso nidaamka xaq siinta ciidammada ee u naafoobay difaaca Qaranka iyo daryeelidda carruurta agoonta ah taasi oo ku cad sharci NO 8 ee soo baxay 30kii Maarso 1965.<\/p>\n<p>Madaxda dowladda Soomaaliya iyo siyaasiyiinta qaar ayaa aad u bogaadiyay howlgallada, waxaana ay soo jeediyeen in la laba laabo howgallada.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka Daawo shirka Jaraa\u2019id ee ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Golaha Mudane Mahad Cabdalla Cawad.<\/strong><\/p>\n<div><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/fTvo8-bHnMw\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe>warsom2011@gmail.com<\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37907\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37908\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-6.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37906\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37909\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa aad u amaanay hawlgallada ay Ciidammada dowladda ay ku xasilinayaan amniga Caasimadda Muqdishu. Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Golaha Mudane Mahad Cabdalla Cawad, ayaa kormeer u kuurgelid ah ku tegay xarunta dembi baarista Ciidammada Booliiska ee CID. Kormeerka Guddoomiyaha ayaa waxaa ku wehlinayay Guddiyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37950,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37949","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37949","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37949"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37949\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37951,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37949\/revisions\/37951"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37950"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37949"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37949"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37949"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}