{"id":37940,"date":"2017-06-16T23:42:57","date_gmt":"2017-06-16T20:42:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37940"},"modified":"2017-06-17T02:10:28","modified_gmt":"2017-06-16T23:10:28","slug":"ergadii-soo-dooratey-barlamaanka-mid-kamid-ah-oo-la-dilley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/ergadii-soo-dooratey-barlamaanka-mid-kamid-ah-oo-la-dilley\/","title":{"rendered":"Ergadii Soo Dooratey Barlamaanka Mid kamid ah oo la dilley."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/mid-kamid-ah-ergadii-dill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37941\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/mid-kamid-ah-ergadii-dill.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/mid-kamid-ah-ergadii-dill.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/mid-kamid-ah-ergadii-dill-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>\u00a0Koox hubeysan ayaa xalay toogasho ku dilay mid kamid ahaa Ergadii soo dooratay Xildhibaannadda Baarlamaanka dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dilka marxuumka ayaa waxaa uu ka dhacay xaafadda Towfiiq ee magaalladda Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay.<\/p>\n<p>Kooxdii dilka geysatay ayaa la sheegay in ay ku hubeysnaayeen Bastoolado, waxaana ay ka baxsadeen goobtii dilka uu ka dhacay.<\/p>\n<p>Ciidamada maamulka Koonfuur-galbeed, ayaa xaafaddii uu dilka ka dhacay ka sameeyay howlgallo, balse uma suuragelin in ay gacanta ku dhigaan kooxdii dilka geysatay.<\/p>\n<p>Saraakiisha laamaha ammaanka magaalladda Baydhabo, dhinaca kale waxaa ay sheegeen in ay ku daba jiraan kooxdii dilay marxuumka, oo maanta lagu wado in la aaso.<\/p>\n<p>Isniintii lasoo dhaafay ayeey aheyd, kadib markii Koox hubeysan ay xaafadda Cali Kamiin ee Degmada Warta-nabadda, ay dileen nabadoon caan ka ahaan degaanka.<\/p>\n<p>Marxuumka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray C\/qaadir Xuseen Madaxeey, waxaana goobta ka baxsaday kooxdii dilka geysatay.<\/p>\n<p>Dadka degaanka ayaa sheegay in kooxda dilka geysatay ay ku hubeysnaayeen Bastoolado.<\/p>\n<p>warsom211@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37907\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37908\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-6.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37906\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37909\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/mid-kamid-ah-ergadii-dill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37941\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/mid-kamid-ah-ergadii-dill.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/mid-kamid-ah-ergadii-dill.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/mid-kamid-ah-ergadii-dill-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Koox hubeysan ayaa xalay toogasho ku dilay mid kamid ahaa Ergadii soo dooratay Xildhibaannadda Baarlamaanka dowladda Soomaaliya. Dilka marxuumka ayaa waxaa uu ka dhacay xaafadda Towfiiq ee magaalladda Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay. Kooxdii dilka geysatay ayaa la sheegay in ay ku hubeysnaayeen Bastoolado, waxaana ay ka baxsadeen goobtii dilka uu ka dhacay. Ciidamada maamulka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37941,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37940","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37940","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37940"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37940\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37946,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37940\/revisions\/37946"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37941"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37940"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37940"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37940"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}