{"id":37922,"date":"2017-06-16T00:21:29","date_gmt":"2017-06-15T21:21:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37922"},"modified":"2017-06-16T00:24:50","modified_gmt":"2017-06-15T21:24:50","slug":"ghiiraan-oo-maanta-markale-dagaal-culus-ku-dhexmarey-labo-maleyshiyo-beeleed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/ghiiraan-oo-maanta-markale-dagaal-culus-ku-dhexmarey-labo-maleyshiyo-beeleed\/","title":{"rendered":"G\/hiiraan oo maanta Markale Dagaal Culus ku dhexmarey Labo Maleyshiyo beeleed."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/bweyne-dagaal-labo-maleysho.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37924\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/bweyne-dagaal-labo-maleysho.jpg\" alt=\"\" width=\"620\" height=\"330\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/bweyne-dagaal-labo-maleysho.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/bweyne-dagaal-labo-maleysho-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/a>Dagaal culus oo u dhaxeeya maleeshiyo beelleed ka soo kala jeeda gobollada Galguduud iyo Hiiraan ayaa mar kale dib uga qarxay deegaanno hoostaga gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dagaalka subaxnimadii hore ee saakay dhacay ayaa daba-socda dagaalo horay uga dhacay deegaanka, hasse ahaatee wararka naga soo gaaraya Aaga lagu dagaalamayo ayaa sheegaya in dagaalka danbe ee maanta dhacay ka cuslaa kuwii hore.<\/p>\n<p align=\"justify\">Isbitaalka magaalada Beledweyne ayaa la soo gaarsiiyay qaar ka mid ah dadkii ku soo dhaawacmay dagaalka maanta, sidoo kale dhaawacyo kale ayaa la dhigay isbitaallada degmooyinka Guri-ceel iyo Dhuusa-mareeb.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wali war rasmi ah lagama hayo khasaaraha dhimashada hasse ahaatee xiriiro kala duwan oo aan sameynay ayaa sheegaya in tiro ka badan 10 ruux ku dhinteen dagaalka maanta dhacay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Odayaasha iyo waxgaradka labada dhinac ayaa wada dadaallo la doonayo in xiisada lagu qaboojiyo iyaga oo ugu baaqay maleeshiyada dagaalamaya in ay xabada joojiyaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37907\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37908\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-6.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37906\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37909\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal culus oo u dhaxeeya maleeshiyo beelleed ka soo kala jeeda gobollada Galguduud iyo Hiiraan ayaa mar kale dib uga qarxay deegaanno hoostaga gobolka Hiiraan. Dagaalka subaxnimadii hore ee saakay dhacay ayaa daba-socda dagaalo horay uga dhacay deegaanka, hasse ahaatee wararka naga soo gaaraya Aaga lagu dagaalamayo ayaa sheegaya in dagaalka danbe ee maanta dhacay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37924,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37922","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37922","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37922"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37922\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37926,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37922\/revisions\/37926"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37924"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37922"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37922"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37922"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}