{"id":37911,"date":"2017-06-15T22:33:11","date_gmt":"2017-06-15T19:33:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37911"},"modified":"2017-06-15T22:41:46","modified_gmt":"2017-06-15T19:41:46","slug":"dalka-qadar-oo-ay-gaareen-maraakiib-dagaal-mareykanka-laga-leeyahey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/dalka-qadar-oo-ay-gaareen-maraakiib-dagaal-mareykanka-laga-leeyahey\/","title":{"rendered":"Dalka Qadar oo ay Gaareen Maraakiib Dagaal Mareykanka Laga leeyahey."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/maraakiib-dagaal-mareykan.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37913\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/maraakiib-dagaal-mareykan.png\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"450\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/maraakiib-dagaal-mareykan.png 800w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/maraakiib-dagaal-mareykan-300x169.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/maraakiib-dagaal-mareykan-768x432.png 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/a>Maraakiibta dagaal ee Mareeykanka ayaa gaaray Dooxa xilli ciidamada ilaalada badda ee dalka Qadar ay isu diyaarinayeen dhoolatus Militari oo ay sameeyaan, waxayna arintan imaaneeysa maalmo yar kadib markii Madaxweeynaha Mareeykanka Donlad Trump uu ku eedeeyay dowladda Qadar in ay taageerto kooxaha argagixisada.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dowladda Qadar ayaa marti gelisay saldhigga ugu weyn ee Mareeykanka ku leeyahay bariga dhexe, kaa oo la geeyay in ka badan 11,000 oo askari iyo weliba diyaarado dagaal oo kor u dhaafaya 100.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wakaaladda wararka Qadar (QNA) ayaa baahisay in imaatinka maraakiibta dagaal ee maalinta Arbacada ay kusoo beegantay islama maalintii ay dowladda Qadar sixiixday heshiis ay Mareeykanka uga iibsaneeyso diyaaradaha nooc F-15, taa oo ay ku bixi doonto lacag dhan $12 Billion.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Heshiiska lagu iibsanayo diyaaraddan nooca dagaalka ayaa waxaa soo dhameeyay wasiirka difaaca Khaalid Al-Catiyah iyo dhiggiisa Jim Mattis, ayadoo heshiisku ka dhacay magaalada Washington ee dalka Mareeykanka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ma cadda in imaatinka maraakiibta dagaalka ee gaaray Dooxa ay ahayd mid hore loo sii qorsheeyay kahor xiisadaha kasoo cusboonaaday Khaliijka iyo weliba in ay tahay taageero ka timid dhanka Pentagon-ka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dowladda Sucuudiga, Isu tagga Imaaraadka Carabta (UAE), Baxreyn iyo dalal kale ayaa xiriirka Diplumaasi u jaray dowladda Qadar horaantii bishan, ayagoo ku eedeeynaya in ay taageerto kooxo argagixiso ah oo hubeeysan.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37907\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37908\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-7.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37912\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-7.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37909\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maraakiibta dagaal ee Mareeykanka ayaa gaaray Dooxa xilli ciidamada ilaalada badda ee dalka Qadar ay isu diyaarinayeen dhoolatus Militari oo ay sameeyaan, waxayna arintan imaaneeysa maalmo yar kadib markii Madaxweeynaha Mareeykanka Donlad Trump uu ku eedeeyay dowladda Qadar in ay taageerto kooxaha argagixisada. Dowladda Qadar ayaa marti gelisay saldhigga ugu weyn ee Mareeykanka ku leeyahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37915,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37911","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37911","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37911"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37911\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37914,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37911\/revisions\/37914"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37915"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37911"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37911"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37911"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}