{"id":37891,"date":"2017-06-15T21:48:53","date_gmt":"2017-06-15T18:48:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37891"},"modified":"2017-06-15T21:54:37","modified_gmt":"2017-06-15T18:54:37","slug":"xadka-u-dhaxeeya-djabuuti-iyo-ertrea-oo-dawladda-qadar-kala-baxdey-ciidamadeeda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/xadka-u-dhaxeeya-djabuuti-iyo-ertrea-oo-dawladda-qadar-kala-baxdey-ciidamadeeda\/","title":{"rendered":"Xadka u dhaxeeya Djabuuti iyo Eritrea oo Dawladda Qadar kala Baxdey Ciidamadeeda."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/ciidamada-qadar-bixid.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37892\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/ciidamada-qadar-bixid.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"485\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/ciidamada-qadar-bixid.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/ciidamada-qadar-bixid-300x220.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Dowladda Qadar ayaa ciidamadeeda Nabad-ilaalinta ah kala soo baxday xadka u dhexeeya wadamada Jabuuti iyo Eritrea, kadib markii labada wadan ee ku yaalla bariga Africa ay la safteen dalka Sacuudiga.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibadda dalka Qatar, wax sabab ah kama uusan bixin, balse arrintan ayaa imaaneysa xili xiisad diplomaasiyadeed iyo cunaqabateen ay la kulmeyso xukuumadda Doha.<\/p>\n<p>Sida laga soo xigtay hay\u2019adda UN Monitoring group, dowladda Qatar ayaa 200 oo askari ay ka joogaan xadka labada wadan, kuwaas oo nabada ilaalinaya. Sidoo kale ciidamada ayaa ka qeyb-qaadanayay wada hadalo iyo dhex-dhexaadin.<\/p>\n<p>Dowladdaha Sacuudi Carabiya, Masar, Baxrayn iyo Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa xiriirkii diplomaasiyadeed u jaray dawladda Qadar, iyaga oo ku eedeeyay in ay daganaansho la&#8217;aan ka wado gobolka.<\/p>\n<p>Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in ay ka xiratay xadkeeda dawladda Qadar ayna arrintaasi saamaynayso dhammaan isu socodkii dhulka, biyaha iyo hawadaba, sida wakaalladda wararka ee dalkasi ay sheegtay.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37413\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Qadar ayaa ciidamadeeda Nabad-ilaalinta ah kala soo baxday xadka u dhexeeya wadamada Jabuuti iyo Eritrea, kadib markii labada wadan ee ku yaalla bariga Africa ay la safteen dalka Sacuudiga. Wasiirka arrimaha dibadda dalka Qatar, wax sabab ah kama uusan bixin, balse arrintan ayaa imaaneysa xili xiisad diplomaasiyadeed iyo cunaqabateen ay la kulmeyso xukuumadda Doha. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37892,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37891","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37891","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37891"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37891\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37895,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37891\/revisions\/37895"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37892"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37891"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37891"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37891"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}