{"id":37866,"date":"2017-06-15T02:11:52","date_gmt":"2017-06-14T23:11:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37866"},"modified":"2017-06-15T02:45:26","modified_gmt":"2017-06-14T23:45:26","slug":"waziirka-gashaan-dhiga-oo-sheegay-in-50-qof-al-shabaab-ah-ay-isku-soo-dhiibtay-dowladda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/waziirka-gashaan-dhiga-oo-sheegay-in-50-qof-al-shabaab-ah-ay-isku-soo-dhiibtay-dowladda\/","title":{"rendered":"Waziirka Gashaan Dhiga Oo Sheegay In 50-Qof Al-shabaab Ah Ay Isku Soo Dhiibtay Dowladda."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/alshababisdhiibay.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37867\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/alshababisdhiibay.jpg\" alt=\"\" width=\"1023\" height=\"575\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/alshababisdhiibay.jpg 1023w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/alshababisdhiibay-300x169.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/alshababisdhiibay-768x432.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1023px) 100vw, 1023px\" \/><\/a>50 ka tirsan maleeshiyaadka ururka Al-shabaab ayaa isu soo dhiibay dawladda Federaalka Soomaaliya, tan iyo markii madaxweyne Farmaajo\u00a0 ku dhuwaaqay cafiska loo fidiyey xubnaha kooxdaas, sida uu sheegay Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed<\/p>\n<p>Wasiirka oo hoggaaminayay wafti kormeer ku tegay\u00a0saldhigga ciidamada Laanta Buuro ayaa sheegay intii halkaasi joogay ay isa soo dhiibeen laba maleeshiyo oo ka tirsanaa ururka Al-shabaab<\/p>\n<p>\u201cMaalmahan dad badan ayaa isa soo dhiibayay, laakiin, dhalinyarada maanta gacantayda ku soo wareejiyay waa labo.20-24 da\u2019doodu u dhaxayso, waxay ka yimaadeen gandharshe oo u dhaxaysa marka iyo Jasiira, waxayna isu soo dhibaan ciidamadda dowladda ee laanta buura fadhiya\u201d<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in dhalinyaradu ay u sheegeen ciidamada inay u adkaysan waayeen dhibaatadda alshabaabku hayso shacabka Soomaaliyeed, oo ay sheegeen in\u00a0 xoolahooda ka qaadaan, qofkii diidana ay dilaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>50 ka tirsan maleeshiyaadka ururka Al-shabaab ayaa isu soo dhiibay dawladda Federaalka Soomaaliya, tan iyo markii madaxweyne Farmaajo\u00a0 ku dhuwaaqay cafiska loo fidiyey xubnaha kooxdaas, sida uu sheegay Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Wasiirka oo hoggaaminayay wafti kormeer ku tegay\u00a0saldhigga ciidamada Laanta Buuro ayaa sheegay intii halkaasi joogay ay isa soo dhiibeen laba maleeshiyo oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37867,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37866","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37866","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37866"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37866\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37875,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37866\/revisions\/37875"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37867"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37866"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37866"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37866"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}