{"id":37854,"date":"2017-06-15T01:54:42","date_gmt":"2017-06-14T22:54:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37854"},"modified":"2017-06-15T01:54:42","modified_gmt":"2017-06-14T22:54:42","slug":"wasaarada-amniga-gudah-oo-awaamiir-ka-soo-saartay-ilaaladda-masuuliyiinta-dowlada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/wasaarada-amniga-gudah-oo-awaamiir-ka-soo-saartay-ilaaladda-masuuliyiinta-dowlada\/","title":{"rendered":"Wasaarada Amniga Gudah Oo Awaamiir Ka Soo Saartay Ilaaladda Masuuliyiinta Dowlada."},"content":{"rendered":"<p>Wareegto ka soo baxday xafiika wasaaradda Amniga gudaha ee xukuumadda Federaalka ayaa lagu amray in muddo afar iyo toban cisho gudahood ay masuuliyiinta dowladda federaalka ku soo\u00a0diiwaan geliyaan ilaaladooda gaarka ah.<\/p>\n<p>Wasiirka amniga dowladda federaalka \u00a0wuxuu \u00a0ku sheegay \u00a0wareegtada in tani ay qeyb ka tahay go\u2019aankii Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Soomaaliya ee ku aadanaa sugitaanka Amniga iyo Xasalinta Amniga caasimadda, go\u2019aankasi oo ku taariikheysnaa 11 May ee 2017.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa laga mamnuucay dhammaan qofkasta oo ay ku jiraan Mas\u2019uuliyinta dowladda in magaalada Muqdisho aysan ku dhex wadan karin ilaalo ka badan 4 askari iyo ugu badnaan 2 gaari, mana qaadan karaan qori ka wayn AK47\u201d.<\/p>\n<p>Si loo dhaqangeliyo go\u2019aankaasi ayuu Wasiirka Amniga ugu qabtay Xildhibaananda labada aqal, Xubnaha Golaha Wasiirada iyo dhammaan Mas\u2019uuliyiinta kale ee dowladda in muddo afar iyo toban maalmood (14) gudahooda ay ku soo diiwaan geliyaan ilaalada gaarka ah iyo Hubka ay sitaan, waxayna diiwaan gelinta ka bilaabaneysaa xarunta Hogaanka Dambi baarista (C.I.D).<\/p>\n<p>ugu dambayntii, Tan iyo markii la bilaabay qorshaha xasilinta caasimadda Muqdisho waxaa aad hoos ugu dhacay qaraxyadii iyo dilalkii qorshaysnaa ee ka dhici jiray muqdisho, iyadoo intii ciidamadii milateriga laga saaray gudaha caasimadda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wareegto ka soo baxday xafiika wasaaradda Amniga gudaha ee xukuumadda Federaalka ayaa lagu amray in muddo afar iyo toban cisho gudahood ay masuuliyiinta dowladda federaalka ku soo\u00a0diiwaan geliyaan ilaaladooda gaarka ah. Wasiirka amniga dowladda federaalka \u00a0wuxuu \u00a0ku sheegay \u00a0wareegtada in tani ay qeyb ka tahay go\u2019aankii Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Soomaaliya ee ku aadanaa sugitaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37855,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-37854","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37854","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37854"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37854\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37856,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37854\/revisions\/37856"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37855"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37854"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37854"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37854"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}