{"id":37848,"date":"2017-06-15T03:14:19","date_gmt":"2017-06-15T00:14:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37848"},"modified":"2017-06-15T03:14:39","modified_gmt":"2017-06-15T00:14:39","slug":"dalka-shiinaha-oo-dugsiga-agoonta-u-balanqaadey-lacag-dhan-22-000-kun-dolarka-mareykanka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/dalka-shiinaha-oo-dugsiga-agoonta-u-balanqaadey-lacag-dhan-22-000-kun-dolarka-mareykanka-ah\/","title":{"rendered":"Dalka SHiinaha oo Dugsiga Agoonta u balanqaadey lacag dhan 22.000 kun Dolarka mareykanka ah."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/shiinaha-balanqaad.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/shiinaha-balanqaad.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/shiinaha-balanqaad.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/shiinaha-balanqaad-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Safaaradda dowladda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa ballanqaaday in 22,000 kun oo dollar ay ugu deeqeyso iskuulka carruurta agoonta ah ee ku yaalla magaalladda Muqdishu, si loogu iibiyo, cunto iyo qalabka waxbarashada, iyadoo ay fooda nagu soo heyso munaasabada Ciidul fidriga ee bisha Ramadan.<\/p>\n<p>Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya Ambassador Qin Jian, ayaa u sheegay wakaalladda wararka ee dalka Shiinaha ee Xinhua in caawintaasi loola jeedo in la taakuleeyo agoonta iyo carruurta kale ee qoysaska danta yar kasoo jeeda ee ku jira xaruunta Bondheere Orphanage, halkaas oo ay ku xareysanyihiin in kabadan 300 oo gabdhood.<\/p>\n<p>Nurto Mohamed Addow, oo ah maamulka xaruunta agoonta ayaa dowladda Shiinaha uga mahadcelisay bixinta gar-gaarkaasi.<\/p>\n<p>Ballanqaada deeqda ah ayaa imaaneysa xili wax ka yar bil ka hor ay dowladda Shiinaha ay 10 Million oo dollar ay ugu deeqday hay\u2019adda QM u qaabilsan cunnada Adduunka ee WFP, si wax looga qabto qeybta bani\u2019aadanimada ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Magaalladda Muqdishu waxaa ku nool carruur badan oo waalidiintooda ku waayay dagaaladii sokeeye ee ka dhacay dalka Soomaaliya iyo cudurada daashada dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Degaannada kale ee gudaha Soomaaliya oo ay dagaalo la dageen dhowr iyo labaatankii sano ee la soo dhaafay, waxaa aad u yar fursadaha ay helaan carruurta ku agoontoobay colaadda iyo kuwa aabayaashood ay u dhinteen bas Alle.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37843\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37413\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safaaradda dowladda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa ballanqaaday in 22,000 kun oo dollar ay ugu deeqeyso iskuulka carruurta agoonta ah ee ku yaalla magaalladda Muqdishu, si loogu iibiyo, cunto iyo qalabka waxbarashada, iyadoo ay fooda nagu soo heyso munaasabada Ciidul fidriga ee bisha Ramadan. Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya Ambassador Qin Jian, ayaa u sheegay wakaalladda wararka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37849,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37848","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37848","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37848"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37848\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37885,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37848\/revisions\/37885"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37849"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37848"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37848"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37848"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}