{"id":37842,"date":"2017-06-14T23:21:10","date_gmt":"2017-06-14T20:21:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37842"},"modified":"2017-06-15T03:24:00","modified_gmt":"2017-06-15T00:24:00","slug":"gobolka-mudug-oo-la-sheegey-in-lagu-diley-afar-qofwaa-maxey-sababtu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gobolka-mudug-oo-la-sheegey-in-lagu-diley-afar-qofwaa-maxey-sababtu\/","title":{"rendered":"Gobolka Mudug oo la sheegey in lagu diley Afar Qof\/waa maxey sababtu?."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/GMUDUG.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-37844\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/GMUDUG.jpg\" alt=\"\" width=\"834\" height=\"444\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/GMUDUG.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/GMUDUG-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 834px) 100vw, 834px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ugu yaraan shan qof oo xoola dhaqata ah ayaa la rumeysanyahay in lagu dilay Tuulo u dhow degaanka Qeydaro ee Bariga Gobolka Mudug, sida dadka degaanka ay sheegeen.<\/p>\n<p>Dilka shanta ruux ayaa la aaminsanyahay in ay ka dambeeyeen koox maleeshiyaad ah oo weeraray tuulada.<\/p>\n<p>Maamulka Gobolka Mudug, wali kama uusan hadlin khasaaraha ka dhashay weerarka.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah dadka ayaa sheegaya in dilalkaasi loo sababeyn karo aano qabiil oo horay u jirtay. Dhinaca kale 24 saac ka hor beey aheyd, kadib markii magaalladda Gaalkacyo uu ka furmay Shir u dhexeeya Maamullada Puntland iyo Galmudug oo looga hadlay Colaadda ku soo noq-noqtay Gobolka Mudug iyo sidii loo xalin lahaa.<\/p>\n<p>Sidoo kale shalay oo Talaado aheyd, magaalladda Muqdishu waxaa ka furmay shirweynaha wadatashiga Qaran ee hannaanka dib-u-heshiisiinta.<\/p>\n<p>Waxaa shrikaasi ka qeyb-galay Ra\u2019iisul wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, wasiirada arrimaha gudaha maamul gobolleedyada iyo sidoo kale marti sharaf kale.<\/p>\n<p>Shirweynaha wadatashiga Qaran ee hannaanka dib-u-heshiisiinta, ayaa waxaa soo qaban-qaabiyay Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee xukuumadda Soomaaliya, waxaana la filayaa in uu socon doona illaa 17-ka bishan.<\/p>\n<p>Qodobada shirka looga hadlayo waxaa kamid ah sida ugu haboon ee xalka looga gaari karo khilaafyada soo kala dhexgala Soomaalida iyo in la helo dib-u-heshiisiin guud.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37843\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37843\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/city.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37817\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/city.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/city.jpg 1180w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/city-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/city-768x512.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/city-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Ugu yaraan shan qof oo xoola dhaqata ah ayaa la rumeysanyahay in lagu dilay Tuulo u dhow degaanka Qeydaro ee Bariga Gobolka Mudug, sida dadka degaanka ay sheegeen. Dilka shanta ruux ayaa la aaminsanyahay in ay ka dambeeyeen koox maleeshiyaad ah oo weeraray tuulada. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37861,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37842","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37842","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37842"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37842\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37847,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37842\/revisions\/37847"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37861"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37842"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37842"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37842"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}