{"id":37839,"date":"2017-06-14T23:07:39","date_gmt":"2017-06-14T20:07:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37839"},"modified":"2017-06-15T03:29:50","modified_gmt":"2017-06-15T00:29:50","slug":"dalka-norway-oo-mamnuucey-niqaabka-ama-indha-shareerka-in-ay-gabdhuhu-xidhaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/dalka-norway-oo-mamnuucey-niqaabka-ama-indha-shareerka-in-ay-gabdhuhu-xidhaan\/","title":{"rendered":"Dalka Norway oo Mamnuucey Niqaabka ama Indha shareerka In ay gabdhuhu Xidhaan."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/NORWEY-NIQAAB-MAMNUUC.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-37841\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/NORWEY-NIQAAB-MAMNUUC.jpg\" alt=\"\" width=\"833\" height=\"468\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/NORWEY-NIQAAB-MAMNUUC.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/NORWEY-NIQAAB-MAMNUUC-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 833px) 100vw, 833px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Isbahaysiga tallada haya ee dalka Norway, ayaa soo jeediyay qorshe lagu mamnuucayo Niqaabka ama in dumarka ay wajiga dabooshaan marka ay joogaan goobaha waxbashada ee dalka oo dhan.<\/p>\n<p>Dowladda ayaa waxaa ay arrintaasi u sababeysay in ay cabaqad ku tahay xiriirka.<\/p>\n<p>Mas&#8217;uuliyiinta ayaa ballan qaaday mamnuucidda Niqaabka sanadkii la soo dhaafay.<\/p>\n<p>\u201cMa dooneyno in dhar lagu daboosho wajiga marka la joogo goobaha caafimaadka, iskuuladda iyo Jaamacadaha\u201d, sidaasi waxaa yiri wasiirka waxbarashada iyo cilmibaarista dalkaasi Torbjorn Roe Isaksen.<\/p>\n<p>Bishii lasoo dhaafay Baarlamaanka dalka Norway ayaa meelmariyay hindise mamnuucaya in gabdhaha Muslimiinta ay xirtaan wajiga inta ay dalkaasi joogaan.<\/p>\n<p>Dowladdaha France, the Netherlands, Belgium, Bulgaria, iyo German, ayaa horay uga mamnuucay gabdhaha Musliinta ee dalalkaasi ku nool in ay Niqaabka ama Indha-shareer xirtaan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37761\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Isbahaysiga tallada haya ee dalka Norway, ayaa soo jeediyay qorshe lagu mamnuucayo Niqaabka ama in dumarka ay wajiga dabooshaan marka ay joogaan goobaha waxbashada ee dalka oo dhan. Dowladda ayaa waxaa ay arrintaasi u sababeysay in ay cabaqad ku tahay xiriirka. Mas&#8217;uuliyiinta ayaa ballan qaaday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37841,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37839","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37839","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37839"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37839\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37845,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37839\/revisions\/37845"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37841"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37839"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37839"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37839"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}