{"id":37827,"date":"2017-06-14T01:09:40","date_gmt":"2017-06-13T22:09:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37827"},"modified":"2017-06-14T01:48:56","modified_gmt":"2017-06-13T22:48:56","slug":"adis-ababa-hailemariam-iyo-khayre-oo-ka-hadlay-xoojinta-xiriirka-somalia-iyo-ethopia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/adis-ababa-hailemariam-iyo-khayre-oo-ka-hadlay-xoojinta-xiriirka-somalia-iyo-ethopia\/","title":{"rendered":"Adis-ababa: Hailemariam Iyo Khayre Oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Somalia Iyo Ethopia."},"content":{"rendered":"<header class=\"entry-header\">\n<h1 class=\"entry-title\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-269334\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/ethiopia.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1104px) 100vw, 1104px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/ethiopia.jpg 1104w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/ethiopia-400x267.jpg 400w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/ethiopia-768x512.jpg 768w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/ethiopia-740x493.jpg 740w\" alt=\"\" width=\"1104\" height=\"736\" data-attachment-id=\"269334\" data-permalink=\"https:\/\/horseedmedia.net\/2017\/06\/13\/adis-ababadessalegn-iyo-khayre-oo-ka-wadahadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dal\/ethiopia-5\/\" data-orig-file=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/ethiopia.jpg\" data-orig-size=\"1104,736\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"ethiopia\" data-image-description=\"\" data-medium-file=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/ethiopia-400x267.jpg\" data-large-file=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/ethiopia-740x493.jpg\" \/><\/h1>\n<\/header>\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Ra\u2019iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Dessalegn. Waxayna ka wada hadleen dadaallada Soomaaliya ugu jirto xasilinta dalka, iskaashiga labada dal, Dhaqaalaha iyo horumarka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaruhu wuxuu dhiggiisa Itoobiya kala hadlay sidii uu dalka Itoobiya u kordhin lahaa taageerada uu siiyo Soomaaliya . Mudane Hailemariam Dessalegn ayaana ballan qaaday inuu dalkiisu diyaar u yahay sidii mar walba loo xoojin lahaa iskaashiga labo geesoodka ah ee ka dhexeeya labada wadan.<\/p>\n<div class=\"after-pragraph\"><\/div>\n<p>\u201cWaxaan leenahay dalka Itoobiya iskaashi iyo xiriir qoto dheer. Waxaan uga mahad celinaynaa dalka Itoobiya sida wanaagsan oo uu mar walba noogu garab taagan yahay dadaalka aan ugu jirno xasilinta iyo nabadeeynta Soomaliya. Ayuu yiri R.W Kheyre.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegey in ey isla garteen dhiggiisa Itoobiya sidii looga wada shaqayn lahaa xoojinta arrimaha dhaqaalaha isla markaana labada dal xiriirkoodu ku koobnaan doonin Amniga oo kaliya, sidoo kalena ay bilaabayaan xiriir cusub oo dan u ah labada dawladood.<\/p>\n<p>R-Wasaaraha Itoobiya ayaa ammaanay sida wanaagsan ee ay Dawladda federaalku ula macaamilaan maamul goboleedyada iyo xoojinta iskaashiga dhex mara dhinacyda Soomaalida. Waxana ay labada R.Wasaare isla qaateen in la dhiso guddi heer wasiir ah oo ay hoggaaminayaan Wasiirada Arrimaha dibadda ee labada dal, si loo dardar geliyo xiriirka cusub ee Soomaaliya iyo Itoobiya.<\/p>\n<p>Raiisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sidoo kale uga qeyb galay Addis Ababa shir deg deg ah oo isugu yimaadeen madaxda IGAD kaas oo loog hadlayey xiisadaha ka aloosan Koonfurta Sudan.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Dessalegn. Waxayna ka wada hadleen dadaallada Soomaaliya ugu jirto xasilinta dalka, iskaashiga labada dal, Dhaqaalaha iyo horumarka. Ra\u2019iisul Wasaaruhu wuxuu dhiggiisa Itoobiya kala hadlay sidii uu dalka Itoobiya u kordhin lahaa taageerada uu siiyo Soomaaliya . Mudane Hailemariam Dessalegn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37828,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37827","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37827","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37827"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37827\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37830,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37827\/revisions\/37830"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37828"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37827"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37827"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37827"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}