{"id":37824,"date":"2017-06-14T01:05:09","date_gmt":"2017-06-13T22:05:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37824"},"modified":"2017-06-14T02:25:08","modified_gmt":"2017-06-13T23:25:08","slug":"shirkii-midaynta-canshuuraha-dalka-oo-la-soo-xeray-qodobo-muhiim-ahna-laga-soo-saaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/shirkii-midaynta-canshuuraha-dalka-oo-la-soo-xeray-qodobo-muhiim-ahna-laga-soo-saaray\/","title":{"rendered":"Shirkii Midaynta Canshuuraha Dalka Oo La Soo Xiray&#8217; Qodobo Muhiim Ahna Laga Soo Saaray."},"content":{"rendered":"<header class=\"entry-header\">\n<h1 class=\"entry-title\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-269317\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/8-3.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/8-3.jpg 1024w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/8-3-400x300.jpg 400w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/8-3-768x576.jpg 768w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/8-3-740x555.jpg 740w\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" data-attachment-id=\"269317\" data-permalink=\"https:\/\/horseedmedia.net\/2017\/06\/13\/muqdisho-qodobo-ka-soo-baxay-shirkii-midaynta-canshuuraha-dalka-sawiro\/8-302\/\" data-orig-file=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/8-3.jpg\" data-orig-size=\"1024,768\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"8\" data-image-description=\"\" data-medium-file=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/8-3-400x300.jpg\" data-large-file=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/8-3-740x555.jpg\" \/><\/h1>\n<\/header>\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Wasiirka Maaliyadda Federaalka Cabdiraxman Ducaale Bayle ayaa soo xiray shir looga arinsanayey sidii loo midayn lahaa canshuuraha furdooyinka ee dalka, waxaana shirka ka soo qayb galay Wasiirada Maaliyadda Maamulada dalka, Guddiga Baarlamaanka u qaabilsan arrimaha Maaliyadda, Gudiga dib u habaynta Maaliyadda, Bangiga Dhexe iyo khubaro ka socotay Wasaaradda Maaliyadda.<\/p>\n<p>Shirka ayaa daba socday kulmo dhowr ah oo ka kala dhacay Muqdisho iyo Nairobi, waxaa diirada lagu saaray sidii wadanku u lahaan lahaa canshuur midaysan si culayska looga dulqaado dadka shacabka ah oo ay saamayntu ku yeelato canshuurahan is bar bar yaacaya oo maamulkasta uu qaado khidmad isaga u go\u2019an.<\/p>\n<div class=\"after-pragraph\"><\/div>\n<p>Wasiirka Maaliyadda Bayle oo gabagabadii shirka la hadlay saxaafada ayaa sheegay in qodobo muhiim u ah mustaqbalka dalka aad looga dooday waxaana ka mid ahaa:<\/p>\n<p>\u2022 In la sii amba qaadno sidii loo midayn lahaa cashuuraha iyo sidii dakhliyada wax looga qaban lahaa<\/p>\n<p>\u2022 In dalka wixii soo galaya iyo wixii ka baxaya meel looga so wada jeesto<\/p>\n<p>\u2022 In shuruucda khuseeya arrimaha maaliyadda ee la diyaarinayao meeshay doonaan haka socdaane in laysla ogaado marka la diyaarinayo<\/p>\n<p>\u2022 In la xoojiyo xiriirka ka dhexeeya Wasaaradda Maaliyadda ee XFS iyo Wasaaradaha Maamulada gobolada, shirar badan la yeesho, iyo in lasamaysto Email wada jir loogu xiriiro.<\/p>\n<p>\u2022 In dalkaan wixii ka dhaxcaya oo ku saabsan arrimaha maaliyadda laga wadahadlo,<\/p>\n<p>\u2022 Inaan sii ogaano waxyaalaha cusub oo aan doonayno inaan aduunka kula dhaqmayno iyo inaan isla fahano wixii aduunka aan ka aqbalayno.<\/p>\n<p>\u2022 In la mideeyo daraasadaha la samaynayo ee ka dhacaya meelaha kala duwan, si looga fogaado in la sameeyo waxyaalo iska soo horjeeda.<\/p>\n<ul>\n<li>In shirkaan kan ku xiga lagu qabto Garoowe mudo 45 casho kadib ah<\/li>\n<\/ul>\n<p>Shirkan oo labo maalmood socday waxaa dhinac Puntland ka socday Wasiirka Maaliyadda Puntalnd C\/laahi sheekh Axmed, agaasimaha Dakhliga Cismaan, waxaa kaloo ka qaybgalay Wasiiradda maaliyadda ee maamul goboleeyadda Dalka.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Maaliyadda Federaalka Cabdiraxman Ducaale Bayle ayaa soo xiray shir looga arinsanayey sidii loo midayn lahaa canshuuraha furdooyinka ee dalka, waxaana shirka ka soo qayb galay Wasiirada Maaliyadda Maamulada dalka, Guddiga Baarlamaanka u qaabilsan arrimaha Maaliyadda, Gudiga dib u habaynta Maaliyadda, Bangiga Dhexe iyo khubaro ka socotay Wasaaradda Maaliyadda. Shirka ayaa daba socday kulmo dhowr [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37825,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37824","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37824","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37824"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37824\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37833,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37824\/revisions\/37833"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37825"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37824"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37824"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37824"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}