{"id":37820,"date":"2017-06-14T01:00:19","date_gmt":"2017-06-13T22:00:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37820"},"modified":"2017-06-14T01:56:50","modified_gmt":"2017-06-13T22:56:50","slug":"wasiirka-dastuurka-federaalka-iyo-wefti-uu-hoggaaminayo-oo-maanta-u-amba-baxay-garoowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/wasiirka-dastuurka-federaalka-iyo-wefti-uu-hoggaaminayo-oo-maanta-u-amba-baxay-garoowe\/","title":{"rendered":"Wasiirka Dastuurka Federaalka Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Maanta U Amba-Baxay Garoowe."},"content":{"rendered":"<header class=\"entry-header\">\n<h1 class=\"entry-title\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/gar.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37821\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/gar.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/gar.jpg 800w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/gar-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/gar-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/a>Wafti uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda dastuurka C\/Ramaan xoosh Jibriil ayaa maanta soo gaaray caasimadda Puntland ee Garoowe, wuxuuna xarunta madaxtooyada kula kulmay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.<\/h1>\n<\/header>\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Wasiirka oo \u00a0socdaalkiisa Garoowe ay \u00a0ku weheliyay masuuliyiin ka tirsan golayaasha dowladda federaalka, waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeeyay\u00a0Wasiirka Wasaarada Dastuurka \u00a0Puntland Cali Ciise Oogle, waxaaana uu \u00a0madaxweynaha kala \u00a0hadlay muhiimada uu xambaarsanaa socdaalka ay weftigani kusoo gadheen Puntland<\/p>\n<div class=\"after-pragraph\"><\/div>\n<p>Wuxuu sheegay inay u socdaan arrimo la xiriira \u00a0dib u eegista dastuurka Soomaaliya,\u00a0 kaasi oo ay dawladda Fadaraalka Soomaaliya ku hawlan tahay dib u habayntiisa muddoo la soo dhaafay<\/p>\n<p><strong>\u201d <\/strong>\u00a0booqashadani runtii waxay daba socotey shirweyn oo hadda ka hor ka dhacay muqdisho si uu wasiirku usoo arko dawladd goboleedyadii oo dhan, nasiib waxaan u helnay Puntland inuu yimaado isaga iyo weftigiisa si loogu kuur galo dib u eegista dastuurka Soomaaliya oo ah hawlweyn oo sugaysa Soomaaliya<strong>\u201d<\/strong>\u00a0ayuu yiri Wasiirka Dastuurka Puntland.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Dastuurka DFS Cabdi Xoosh Jibriil\u00a0 ayaa sheegay dhankiisa in ka wasaarad ahaan ay muhiimad gaara u leedahay imaanshaha Puntland, madaama Punatland ay tahay hooyadda Maamul goboleedyada dalka, isla markaana ay wax badan ku kordhin karto kana saarikarto dastuurka DFS.<\/p>\n<p><strong>\u201d<\/strong>Waxaan dooranay runtii inaan kusoo hormarno Puntland, sababtuna waxa weeye waa calaamadii fedaraalka waana curadkii Maamul goboleedyada Dalka, waana meeeshii lagu qaban jirey shirarka Dastuurka saas awgeed waxaa sharaf noo noqotay inaan nimadno Puntland gaar ahaan Garoowe\u201d\u00a0ayuu yiri Wasiirka Dastuurka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Toddobaadkii hore, gollaha xukuumadda Puntland waxay ku sheegeen war-murtiyeed ay soo saareen in loo baahan yahay in dastuurka si sal-balaaran oo ku dhisan is-aaminaad inay ugu wada qeyb-galaan dhammaan maamulada .Soomaaliya, islamarkaana dastuurka dhamaystirkiisa uu yahay shaqada ugu horraysa ee xukuumadda federaalka hortaala.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37413\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafti uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda dastuurka C\/Ramaan xoosh Jibriil ayaa maanta soo gaaray caasimadda Puntland ee Garoowe, wuxuuna xarunta madaxtooyada kula kulmay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Wasiirka oo \u00a0socdaalkiisa Garoowe ay \u00a0ku weheliyay masuuliyiin ka tirsan golayaasha dowladda federaalka, waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeeyay\u00a0Wasiirka Wasaarada Dastuurka \u00a0Puntland Cali Ciise Oogle, waxaaana uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37822,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37820","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37820","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37820"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37820\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37834,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37820\/revisions\/37834"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37822"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37820"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37820"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37820"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}