{"id":37816,"date":"2017-06-14T00:55:32","date_gmt":"2017-06-13T21:55:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37816"},"modified":"2017-06-14T02:03:11","modified_gmt":"2017-06-13T23:03:11","slug":"shir-looga-hadlayey-wadatashiga-hanaanka-dib-u-heshiisiinta-soomaaliya-oo-ka-furmay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/shir-looga-hadlayey-wadatashiga-hanaanka-dib-u-heshiisiinta-soomaaliya-oo-ka-furmay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Shir Looga Hadlayey Wadatashiga Hanaanka Dib-U Heshiisiinta ayna Qaadaceen Isbaheysiga Xisbiyada Soomaaliya Oo Ka Furmay Muqdisho."},"content":{"rendered":"<header class=\"entry-header\">\n<h1 class=\"entry-title\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/city.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37817\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/city.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/city.jpg 1180w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/city-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/city-768x512.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/city-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/><\/a>Ra\u2019iisul Wasaare ku -xigeenka dowladda Federaalka Mahdi Maxamuud Guuleed ayaa si rasmi ah \u00a0u furay shirka Wadatashiga Dib-u-heshiisinta Qaran, Xog-ururinta Khilaafaadka iyo Xaalkooda kaasi oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda arrimaha gudaha federaalka, laguna \u00a0u qabtey Muqdisho.<\/h1>\n<\/header>\n<div class=\"entry-content\">\n<div class=\"after-pragraph\"><\/div>\n<p>Shirkan oo soconaya muddo afar maalmood ah Waxaa ka qayb galey Wasiirka Wasaarada Arimaha .Gudaha, Federaalka iyo dib u hushiisiinta Soomaaliya,Qaar kamid ah madaxda dalka,Xubno ka socdey Maamul Gaboleedyada,Odayaasha dhaqanka,Abwaano iyo qeybaha kala ee bulshada.<\/p>\n<p>Wasiirka \u00a0Arimaha Gudaha Cabdi Faarax Siciid (Juxa) ayaa sheegey in shirkan uu horudhac u yahey dib-u-heshiisiin dhab ah oo loo sameenayo shacabka Soomaaliyeed. Waxuuna tilmaamey sida loogu baahan yahey in shirkan wadatashi ay ka soo baxaan qodobo dhaxal gal u ah bulshada Soomaaliyeed, waxuuna balan qaadey iney dhaqan galinayaan go\u2019aanada \u00a0laga gaaro shirka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamuud Guuleed (Khader) ayaa u mahed celiyey madaxda Wasaarada Arimaha Gudaha,maadaama wakhtii loo baahnaa ay qabteen Shirka Wadatashiga Dib-u-heshiisiinta Dalka. Waxuuna cadeeyey in wadatashigan uu qeyb ka yahey dib u soo celinta dalka maadaama uu yahey mid Qaran.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa loo baahan yahey in la sameeyo dib-u-heshiisin Siyaasadeed iyo mid Diimeed si loo helo kalsooni shacab taasina waxaa looga baahan yahey in looga doodo sidii loo heli lahaa kulan kan inta uu socdo\u201dayuu Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka dalka.<\/p>\n<p>Wuxuu u soo jeediyey ka qeyb galaaysha shirka iney Dib-u-heshiisiinta Dalka gaarsiiyaan deegaanada ay matalayaan si loo abuuro shacab u diyaarasan in la helo Nabad iyo Nolol,waxuuna tilmaamey in la sameeyo madal wadatashi iney qayb ka aheyd balan qaadyadii uu sameeyey Madaxweynaha Soomaaliya xiligii doorashada.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37413\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaare ku -xigeenka dowladda Federaalka Mahdi Maxamuud Guuleed ayaa si rasmi ah \u00a0u furay shirka Wadatashiga Dib-u-heshiisinta Qaran, Xog-ururinta Khilaafaadka iyo Xaalkooda kaasi oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda arrimaha gudaha federaalka, laguna \u00a0u qabtey Muqdisho. Shirkan oo soconaya muddo afar maalmood ah Waxaa ka qayb galey Wasiirka Wasaarada Arimaha .Gudaha, Federaalka iyo dib u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37818,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37816","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37816","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37816"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37816\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37835,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37816\/revisions\/37835"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37818"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37816"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37816"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37816"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}