{"id":37799,"date":"2017-06-13T23:41:51","date_gmt":"2017-06-13T20:41:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37799"},"modified":"2017-06-14T01:40:01","modified_gmt":"2017-06-13T22:40:01","slug":"gudoomiyaha-urur-goboleedka-igad-oo-adis-ababa-kula-kulmey-rwasaaraha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoomiyaha-urur-goboleedka-igad-oo-adis-ababa-kula-kulmey-rwasaaraha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Urur goboleedka IGAD oo Adis Ababa Kula kulmey R\/Wasaaraha Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/qeyre.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37782\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/qeyre.jpg\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"800\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/qeyre.jpg 1200w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/qeyre-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/qeyre-768x512.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/qeyre-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/><\/a>Ra&#8217;iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khaiye, ayaa magaalladda Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya kula kulmay Guddoomiyaha Urur gobolleedka IGAD ahna Ra&#8217;iisul wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn.<\/p>\n<p>Kulanka labada mas&#8217;uul ayaa ahaa mid gaar ah oo looga hadlay arrimo badan oo ku saabsan xaaladda Soomaaliya iyo dalka koonfurta Sudan.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khaiye, ayaa yiri \u00a0&#8220;Soomaaliya waxaa ay garab taagantahay sidii xal loogu heli lahaa koonfurta Sudan&#8221;.<\/p>\n<p>Dhinac kale Mudane Xasan ayaa hadalkiisa sii raaciyay \u00a0&#8221; Fariinteeyda ku wajahan walaalaheenna South Sudan waa in ay qoriga aamusiyaan oo ay wada hadalka fursad siiyaan&#8221;.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisal wasaaraha waxaa safarkiisa ku wehlinaya wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya, waxaana safarkan uu noqonayaa kii Labaad ee uu dalka uga anbabaxo tan iyo markii loo magacaabay xilka ra\u2019iisal wasaaraha.<img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/Jun\/2017613636329126531733751DCHvOeHXgAEXx9t.jpg\" alt=\"\" \/><br \/>\nMadaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka baaqday shirka IGAD ka furmay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37682\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/khilaafka-khaliijka-dhexdhexaad-som.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37621\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/khilaafka-khaliijka-dhexdhexaad-som.jpg\" alt=\"\" width=\"610\" height=\"330\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/khilaafka-khaliijka-dhexdhexaad-som.jpg 610w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/khilaafka-khaliijka-dhexdhexaad-som-300x162.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 610px) 100vw, 610px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khaiye, ayaa magaalladda Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya kula kulmay Guddoomiyaha Urur gobolleedka IGAD ahna Ra&#8217;iisul wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn. Kulanka labada mas&#8217;uul ayaa ahaa mid gaar ah oo looga hadlay arrimo badan oo ku saabsan xaaladda Soomaaliya iyo dalka koonfurta Sudan. Ra&#8217;iisul wasaaraha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37782,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37799","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37799","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37799"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37799\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37832,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37799\/revisions\/37832"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37782"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37799"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37799"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37799"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}