{"id":37778,"date":"2017-06-13T00:01:10","date_gmt":"2017-06-12T21:01:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37778"},"modified":"2017-06-13T00:44:46","modified_gmt":"2017-06-12T21:44:46","slug":"dalalka-igad-oo-shir-uga-furmayo-ethopia-iyo-raiisul-wazaare-qeyre-oo-adis-ababa-u-ambax-baxay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/dalalka-igad-oo-shir-uga-furmayo-ethopia-iyo-raiisul-wazaare-qeyre-oo-adis-ababa-u-ambax-baxay\/","title":{"rendered":"Dalalka IGAD Oo Shir Uga Furmayo Ethopia&#8217; Iyo Ra&#8217;iisul Wazaare Qeyre Oo Adis-ababa U Ambax Baxay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37782\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/qeyre.jpg\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"800\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/qeyre.jpg 1200w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/qeyre-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/qeyre-768x512.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/qeyre-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa maanta oo Isniin ah lagu wadaa in ay shir isugu yimaadaan dalalka ku bahoobey ururka IGAD\u00a0Shirkan oo ah mid deg-deg ah ayaa looga hadlaayaa xaaladda dalka Suudaanta Koonfureed ee sii xumaaneysa.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya ayaan ka qaybgalayen shirka, waxaana beddelkiisi ka qaybgalaya Raysalwasaaraha Xukuumadda federaaliga ah Xasan Cali Khey Iyadoona Wafti ballaaran oo uu hoggaminayo ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ay saaka \u00a0ka duuleen<br \/>\ngaroonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaaladda muqdisho, wuxuuna ku sii jeeday Magaaladda Adis-ababa<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha\u00a0ayaa Magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya \u00a0uga \u00a0qeyb gali doona Shir Madaxeedka IGAD oo maanta furmaya, Shirkan oo ah mid deg-deg ah ayaa looga hadlaayaa xaaladda dalka Suudaanta Koonfureed ee sii xumaaneysa.<\/p>\n<div class=\"after-pragraph\"><\/div>\n<p>Safarka Ra\u2019iisul Wasaaraha uu ku tagayo Addis Ababa ayaa noqonaya kii u horeeyay ee uu ku tago, sidoo kale waa safarkii labaad oo uu dalka dibaddiisa uga ambabaxo, isagoo bedelay madaxweynaha Soomaaliya oo markii hore \u00a0qorshuhu uu ahaa in madaxweynuhu ka qaybgalo.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37413\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta oo Isniin ah lagu wadaa in ay shir isugu yimaadaan dalalka ku bahoobey ururka IGAD\u00a0Shirkan oo ah mid deg-deg ah ayaa looga hadlaayaa xaaladda dalka Suudaanta Koonfureed ee sii xumaaneysa. Madaxweynaha Soomaaliya ayaan ka qaybgalayen shirka, waxaana beddelkiisi ka qaybgalaya Raysalwasaaraha Xukuumadda federaaliga ah Xasan Cali Khey Iyadoona Wafti ballaaran oo uu hoggaminayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37781,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37778","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37778","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37778"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37778\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37793,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37778\/revisions\/37793"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37781"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37778"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37778"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37778"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}