{"id":37719,"date":"2017-06-11T01:32:41","date_gmt":"2017-06-10T22:32:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37719"},"modified":"2017-06-11T01:35:17","modified_gmt":"2017-06-10T22:35:17","slug":"maamulka-somaliland-oo-xiriirka-u-jarey-dawladda-qadar-kadib-cadaadis-uga-yimid-dalka-imaaraadka-carabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/maamulka-somaliland-oo-xiriirka-u-jarey-dawladda-qadar-kadib-cadaadis-uga-yimid-dalka-imaaraadka-carabta\/","title":{"rendered":"Maamulka Somaliland oo Xiriirka u Jarey Dawladda Qadar kadib cadaadis uga yimid Dalka Imaaraadka Carabta."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/somaliland-xirir-qadar-ujartey.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37720\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/somaliland-xirir-qadar-ujartey.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/somaliland-xirir-qadar-ujartey.jpg 800w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/somaliland-xirir-qadar-ujartey-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/somaliland-xirir-qadar-ujartey-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/a>Golaha Wasiirada Somailand oo uu hogaaminayo madaxweyne Siilaanyo oo maanta kulan ku yeeshay xarunta madaxtooyadda ayaa sheegay inay si toos ah u taageerayaan xulafadda Sucuudiga iyo Imaaraadka ay xidhiidhka u jareen wadanka Qadar.<\/p>\n<p align=\"justify\">Somaliland ayaa sheegay in aanay ogolayn cid kasta oo taageerta argagixisadda ama nabadgalyada caalamka wax u dhimaysa, waxaanay inay la mawqif yihiin dalalkaKHaliijka ee xidhiidhka u jaray wadanka Qadar.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cJamhuuriyadda Somaliland, iyada oo tixgelinaysa cilaaqaadka taariikhiga ah ee dhaqan, dhaqaale iyo siyaasi ee ka dhexeeya Soomaaliland iyo Wadamada Khaliijka, waxaa ay golaha Wasiirradu maanta oo taariikhdu tahay 10\/06\/2017 isugu yimaadeen shir aan caadi ahayn,kaasi oo uu guddoominaayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland.Shirka Golaha Wasiirradu wuxuu ku saabsanaa khilaafka siyaasiga ah ee ka dhexeeya dalalka khaliijka iyo mawqifka Jamhuuriyadda Somaliland ay ka qaadanayso.\u201dayuu yidhi wasiirka Arrimaha Dibadda Sacad Cali Shire oo akhriyey go\u2019aankii ka soo baxay shirka golaha wasiiraddda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Go\u2019aamadda golaha wasiiradda ka soo baxay waxay u qornaayeen sidan:<\/p>\n<p align=\"justify\">1. in Jamhuuriyadda Somaliland si buuxda u taageerto mawqifka iyo aragtida ay ka qaateen Sucuudiga iyo Imaaraadku khilaafka siyaasiga ah ee u dhexeeya iyaga iyo Dalka Qadar.<\/p>\n<p align=\"justify\">2. Laga bilaabo maanta cid aan ogolaansho ka haysan Jamhuuriyadda Somaliland ma isticmaali karaan, mana mari karaan hawada Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p align=\"justify\">3. Jamhuuriyadda Somaliland way u madax-bannaan tahay cirkeeda, dhulkeeda iyo baddeedaba, Soomaaliyana kama taliso, mana bixin karto ogolaansho cidi ku isticmaasho cirka, dhulka iyo badda Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale, wasiirka Duulista hawadda Somaliland Farxaan Aadan Haybe oo isagu warbaahinta la hadlay saaka ayaa sheegay in Dawladda Qadar u ogolaanayaan inay isticmaalaan hawadda Somaliland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaanu sheegay inay maalin kasta ay diyaaradaha Qadar soo maraan hawadda Somaliland,isla markaana og yihiin maalin kasta diyaaradaha kala duwan ee hawadda Somaliland soo mara.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cnidaam baanu leenahay haddii aynu Somaliland nahay aanu ku maamulno diyaaradaha hawadeenna soo mara, waxaanu diwaangalinayaa saacad walba iyo maalin walba diyaaradaha hawadeenna soo mara, marka diyaadaha Qadar Airways waanu la socona oo jidka ay maraan, oo waxay soo maraan hawadeena oo waxay ka soo wareegaan Iiraan, Cumaan waxayna hawadeena ka soo galaan Laasqoray oo ay Hargeysa soo dul maraan oo dalalka Afrika kaga sii gudbaan\u201dayuu yidhi wasiir Haybe oo isagu taageersanaa inay diyaaradahoogu soo maraan hawadda Somaliland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka hawadda Somaliland ayaa u muuqday mid aan wax badan kala socon shirka golaha wasiiradda iyo go\u2019aamadda ka soo baxay, taas oo ay is burinayaan labadda hadal ee ay ku kala hadleen.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37413\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Wasiirada Somailand oo uu hogaaminayo madaxweyne Siilaanyo oo maanta kulan ku yeeshay xarunta madaxtooyadda ayaa sheegay inay si toos ah u taageerayaan xulafadda Sucuudiga iyo Imaaraadka ay xidhiidhka u jareen wadanka Qadar. Somaliland ayaa sheegay in aanay ogolayn cid kasta oo taageerta argagixisadda ama nabadgalyada caalamka wax u dhimaysa, waxaanay inay la mawqif yihiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37720,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37719","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37719","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37719"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37719\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37721,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37719\/revisions\/37721"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37720"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37719"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37719"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37719"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}