{"id":37710,"date":"2017-06-10T23:46:09","date_gmt":"2017-06-10T20:46:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37710"},"modified":"2017-06-10T23:52:18","modified_gmt":"2017-06-10T20:52:18","slug":"qof-kasta-ee-amniga-qash-qasha-oo-taliye-sanbaloolshe-sheegey-in-aan-loo-dulqaadan-doonin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/qof-kasta-ee-amniga-qash-qasha-oo-taliye-sanbaloolshe-sheegey-in-aan-loo-dulqaadan-doonin\/","title":{"rendered":"Qof kasta ee Amniga Qash Qasha oo Taliye Sanbaloolshe sheegey in aan loo Dulqaadan doonin."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/san-baloolshe.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37711\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/san-baloolshe.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"421\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/san-baloolshe.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/san-baloolshe-300x197.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Taliyaha hay\u2019adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Mudane C\/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, oo xalay ka qeyb-galay kulankii looga hadlayay ammaanka magaalladda Muqdishu ayaa sheegay in aysan jiri doonin qof loogu dulqaadanaayo in uu qash-qasho ammaanka.<\/p>\n<p>Wasirka Amniga gudaha ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale, Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga Dalka, Nabad sugida iyo Booliska Soomaaliya ayaa ka qeyb-galay kulankii xalay.<\/p>\n<p>\u201cQof ama ha weynaado ama ha yaraado loogu dulqaadanaayo in amniga uu qash-qasho ma jirto, qof ku gaban kara magac ciidan ma jirto, sidoo kale qof ku gaban kara mas\u2019uul dowladdeed ma jirto, amarkaasi waa amar kasoo baxay guddiga amniga Qaranka iyo gollaha wasiiradda\u201d, sidaasi waxaa yiri Mudane Sanbaloolshe.<\/p>\n<p>Sidoo kale Taliyaha ayaa sheegay in aysan dayici doonin sida loo sugaayo amaanka mas\u2019uuliyiinta dowladda.<\/p>\n<p>\u201cMas\u2019uuliyiinta dowladda, ganacsatada iyo dhamaan dadka Soomaaliyeed waa la difaacayaa, muddo kooban waxaan dooneynaa in magaalladda laga dhigo \u201cQori la\u2019aan\u201d, annaga shabaab iyo shabaab u eke waan la dagaalameynaa\u201d, ayuu hadalkiisa uu sii raaciyay mar uu ka hadlayay sida loo difaacaayo dadka Soomaaliyeed iyo mas\u2019uuliyiinta dowladda.<\/p>\n<p>Dhinaca kale taliyaha ayaa sheegay si magaalladda ay nabad u noqoto in lala shaqeeyo ciidanka howlgalka wada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/pE9lXVpS3LM\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37413\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha hay\u2019adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Mudane C\/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, oo xalay ka qeyb-galay kulankii looga hadlayay ammaanka magaalladda Muqdishu ayaa sheegay in aysan jiri doonin qof loogu dulqaadanaayo in uu qash-qasho ammaanka. Wasirka Amniga gudaha ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale, Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga Dalka, Nabad sugida iyo Booliska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37711,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37710","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37710","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37710"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37710\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37712,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37710\/revisions\/37712"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37711"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37710"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37710"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37710"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}