{"id":37707,"date":"2017-06-10T23:25:06","date_gmt":"2017-06-10T20:25:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37707"},"modified":"2017-06-10T23:26:23","modified_gmt":"2017-06-10T20:26:23","slug":"ciidamada-hubeysan-ee-magaalada-dhex-socda-oo-digniin-adag-taliyaha-xogga-dalku-usoo-jeediyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/ciidamada-hubeysan-ee-magaalada-dhex-socda-oo-digniin-adag-taliyaha-xogga-dalku-usoo-jeediyey\/","title":{"rendered":"Ciidamada Hubeysan ee Magaalada DHex socda oo Digniin adag Taliyaha Xogga Dalku usoo jeediyey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/taliyaha-ciidanka-xogga.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37708\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/taliyaha-ciidanka-xogga.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/taliyaha-ciidanka-xogga.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/taliyaha-ciidanka-xogga-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>\u00a0Kulan looga hadlayay ammaanka caasimadda oo ay ka qeyb-galeen Wasirka Amniga gudaha ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale, Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga Dalka, Nabad sugida iyo Booliska Soomaaliya ayaa xalay lagu qabtay magaalladda Muqdishu.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa kasoo baxay go\u2019aanno cusub oo lagu darsayo ammaanka, kaas oo si gaar ah u quseeyay mas\u2019uuliyiinta iyo ragga labisan dharka ciidanka dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciiidanka Xoogga dalka Soomaliya General Maxamed Axmed Jimacaale, ayaa warbaahinta u aqriyay go\u2019aankii kasoo baxay kulanka, oo ay kamid ahaayeen.<\/p>\n<p>1-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Lama ogola qof aan ka tirsaneeyn ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo labisan dharka tuutaha oo calaamad u ah ciidanka xoogga dalka Soomaaliya. Waxaana qofkii lagu helo laga qaadayaa tallaabo sharci ah.<\/p>\n<p>2-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Hub magaalladda laguma dhex qaadan karo, qofkii lagu arko hubka waa laga qaadayaa, qofkii isku dejiya qoriga oo lagu dhibaateeyo isagaa mas\u2019uul ka ah.<\/p>\n<p>3-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Gaadiidkii magaalladda socda ee hubeysan waa in uu heystaa warqada dhaq-dhaqaaq ee magaalladda uu ku dhex maraayo, \u00a0haddi laga waayo, qofkaasi waa dambiile gaarigana waa laga dhigayaa. Sidoo kale gaadiid magaalladda dhex mari kara ma jirto oo aan u socon shaqo ama wadan warqada ruqsada uu ku dhaq dhaqaaqaayo.<\/p>\n<p>Qodobaasi ayaa ahaa kuwii uu warbaahinta u aqriyay Taliyaha ciidamadda Xoogga.<\/p>\n<p>Magaalladda Muqdisho, waxaa ka socda hawl-gal loogu magac daray xaqiijinayo amniga caasimada, waxaana magaalladda dibbadda looga saaray in ka badan 3000 oo kamida ciidanka Xooga dalka, waxaana la geeyey Jiidaha hore ee dagaalka si gaara Xerada Bali doogle, sida dowladda ay sheegtay.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37413\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Kulan looga hadlayay ammaanka caasimadda oo ay ka qeyb-galeen Wasirka Amniga gudaha ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale, Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga Dalka, Nabad sugida iyo Booliska Soomaaliya ayaa xalay lagu qabtay magaalladda Muqdishu. Kulanka waxaa kasoo baxay go\u2019aanno cusub oo lagu darsayo ammaanka, kaas oo si gaar ah u quseeyay mas\u2019uuliyiinta iyo ragga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37708,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37707","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37707","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37707"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37707\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37709,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37707\/revisions\/37709"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37708"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37707"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37707"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37707"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}