{"id":37693,"date":"2017-06-10T02:15:24","date_gmt":"2017-06-09T23:15:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37693"},"modified":"2017-06-10T02:20:55","modified_gmt":"2017-06-09T23:20:55","slug":"qarax-fashilmey-oo-ka-dhacey-degmada-xweyne-ee-gbanaadir-iyadoon-cidna-wax-ku-noqon","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/qarax-fashilmey-oo-ka-dhacey-degmada-xweyne-ee-gbanaadir-iyadoon-cidna-wax-ku-noqon\/","title":{"rendered":"Qarax Fashilmey oo ka dhacey Degmada X\/weyne ee G\/banaadir iyadoon cidna wax ku noqon."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/qarax-fashilmey.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-37694\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/qarax-fashilmey.jpg\" alt=\"\" width=\"898\" height=\"592\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/qarax-fashilmey.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/qarax-fashilmey-300x198.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 898px) 100vw, 898px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan maamulka degmadda Xamar-weyne ee Gobolka Banaadir, ayaa sheegay in ay ku guuleysteen in ay Qarxiyaan Miino lagu aasay xaafad kamid ah degmadda.<\/p>\n<p>Ma jirto wax khasaara ah oo ka dhashay Qaraxa, sidaasi waxaa sheegay saraakiisha amniga ee maamulka degmadda.<\/p>\n<p>\u201cQaraxa ayaa waxaa la dhigay xaafad u dhow Iskuulka Maclin Jaamac, ciidanka waxaa ay dadka ku wargeliyeen in Qarax uu ku jiro goobta, kadibna dadkii ayaa isaga fogaaday, daqiiqado kadibna ciidanka waxaa ay qarxiyeen Miinada\u201d, Xuseen Axmed oo kamid ah dadka degaanka ayaa Hiiraan Online u sheegay.<\/p>\n<p>Dhinaca kale ciidamada ayaa sheegay in ay su\u2019aallo weydiinayaan laba qof oo ay gacanta ku soo dhigeen.<\/p>\n<p>Degmooyinka Gobolka Banaadir, ayaa mararka qaar waxaa lagu aasaa Qaraxyo, waxaana inta badan ka dhashay Khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira.<\/p>\n<p>17-ka bishii May, saddex askari oo ka tirsan dowladda ayaa dhintay, kadib markii uu ku qarxay gaari ay ka furayeen waxyaabo Qarxa degmadda Wadajir ee Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Al shabaab oo sheegatay Qaraxaasi ayaa sheegtay in ay dileen saraakiil ka tirsan ciidanka mina barista dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37413\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Saraakiil ka tirsan maamulka degmadda Xamar-weyne ee Gobolka Banaadir, ayaa sheegay in ay ku guuleysteen in ay Qarxiyaan Miino lagu aasay xaafad kamid ah degmadda. Ma jirto wax khasaara ah oo ka dhashay Qaraxa, sidaasi waxaa sheegay saraakiisha amniga ee maamulka degmadda. \u201cQaraxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37694,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37693","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37693","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37693"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37693\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37695,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37693\/revisions\/37695"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37694"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37693"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37693"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37693"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}