{"id":3765,"date":"2011-10-24T16:00:51","date_gmt":"2011-10-24T16:00:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3765"},"modified":"2011-10-24T16:03:38","modified_gmt":"2011-10-24T16:03:38","slug":"hay%e2%80%99adda-nabad-sugida-qaranka-oo-saxaafada-u-soo-bandhigtay-hub-iyo-rasaas-ay-ka-soo-bixiyeen-suuqa-bakaaraha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/10\/hay%e2%80%99adda-nabad-sugida-qaranka-oo-saxaafada-u-soo-bandhigtay-hub-iyo-rasaas-ay-ka-soo-bixiyeen-suuqa-bakaaraha\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda Nabad Sugida Qaranka Oo Saxaafada U Soo Bandhigtay Hub Iyo Rasaas (Daawo Sawirada)"},"content":{"rendered":"<h1><a onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"..\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/23.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" title=\"2\" src=\"..\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/23.jpg\" alt=\"\" width=\"335\" height=\"251\" \/><\/a><\/h1>\n<h1>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/h1>\n<p>Ciidamada Hay\u2019adda Nabadsugidda Qaranka Soomaaliya ayaa waxa ay ku soo bandhigeen magaalada Muqdisho hubka iyo waxyaalaha qarxa oo ay ka soo qabteen Guri ku yaal suuqa bakaaraha Islamarkaana ay saxaafada U Soo Bandhigeen.<\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/34.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3773\" title=\"3\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/34-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"322\" height=\"241\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/34-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/34.jpg 384w\" sizes=\"auto, (max-width: 322px) 100vw, 322px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Howlgalkaani ay manta ka sameeyeen Ciidamada Nabad Sugida Qaranka Suuqa Bakaaraha islamarkaana ay kusoo bandhigey Hub Farabadan ayaa waxaa goobtii lagu soo bandhigayay ka hadlay <strong>Gaashaanle Sare Aadan Fiidow Cali <\/strong> oo ah agaasimaha waaxda ka hortagga qaraxyada waxa uuna sheegay in howlgallo baaritaan ah oo ay ka sameeyeen suuqa bakaaraha ay u suurtogashay in ay soo qabtaan hubkani Isugu Jira Noocyada Farabadan.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Fiidow waxa uu intaa ku daray in qofkii iska lahaa baqaarkan uu baxsaday ayna ku raadjoogaan. Waxana uu Kornelku sheegay in hubka ay soo qabteen ay ka mid ahaayeen rasaasta waaweyn Ee Qasaaraha Faraha Badan Geesata<\/p>\n<p><a onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"..\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/41.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" title=\"4\" src=\"..\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/41-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"319\" height=\"239\" \/><\/a><\/p>\n<p>Hay\u2019adda Nabad Sugida Qaranka Soomaaliya Ayaa Marwaliba waxaa u Suura Gasha In Ay Ku Guuleysato Howlgaladeeda Islamaraaka ay Faraha ku So Dhigaan Noocyo Kala Duwan\u00a0 oo Hub ah Kaasi Oo Ay Xarakada Al-shabaab Kaga Tageen Meelaha ay Kala Wareegtay Dowlada TFG-da Soomaaliya<\/p>\n<h4><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/52.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3775\" title=\"5\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/52-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"325\" height=\"243\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/52-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/52.jpg 384w\" sizes=\"auto, (max-width: 325px) 100vw, 325px\" \/><\/a><\/strong><\/h4>\n<h4><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Ciidamada Hay\u2019adda Nabadsugidda Qaranka Soomaaliya ayaa waxa ay ku soo bandhigeen magaalada Muqdisho hubka iyo waxyaalaha qarxa oo ay ka soo qabteen Guri ku yaal suuqa bakaaraha Islamarkaana ay saxaafada U Soo Bandhigeen. Howlgalkaani ay manta ka sameeyeen Ciidamada Nabad Sugida Qaranka Suuqa Bakaaraha islamarkaana ay kusoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3765","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3765","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3765"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3765\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3782,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3765\/revisions\/3782"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3765"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3765"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3765"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}