{"id":37649,"date":"2017-06-08T23:55:47","date_gmt":"2017-06-08T20:55:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37649"},"modified":"2017-06-09T00:54:42","modified_gmt":"2017-06-08T21:54:42","slug":"mid-ka-mid-ergadii-xildhibaanada-soo-dooratay-oo-lagu-dilay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/mid-ka-mid-ergadii-xildhibaanada-soo-dooratay-oo-lagu-dilay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Mid Ka Mid Ergadii Xildhibaanada Soo Dooratay Oo Lagu Dilay Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Dabley hubeysan ayaa maan gelinkii dambe waxa ay Magaalada Muqdisho ku Dileen mid ka mid ah Ergadii Xildhibaanada ku soo doortay Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Sh.Dhexe.<\/p>\n<p>Axmadeey Barre oo ah Marxuumka magaciisa <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/mid-ka-mid-ergadii-xildhibaanada-soo-dooratay-oo-lagu-dilay-muqdisho\/dil-9\/\" rel=\"attachment wp-att-37650\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37650\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/dil.jpg\" alt=\"\" width=\"852\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/dil.jpg 852w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/dil-300x169.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/dil-768x433.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 852px) 100vw, 852px\" \/><\/a>ayaa Dilkiisa waxuu ka dhacay nawaaxiga hoteelka Gurguurte ee Degmada Yaaqshiid, sida\u00a0Taliyaha Degmada Yaaqshiid, Korneel Maxamuud Shire uu xaqiijiyay.<\/p>\n<p>Raggii ka dambeeyay falkaasi lagu khaarajiyay marxuum Axmadeey ayaa lagu soo waramayaa in ay isaga baxsadeen goobta, inkastoo Taliyahu uu sheegay in ay socdaa howlgallo baaritaano ah.<\/p>\n<p>Magaalada Muqdisho ayaa siyaabo kala duwan loogu dilo tobanaan ka mid ah Ergooyinka Xildhibaanada Barlamaanka ku soo doortay Xarumaha Maamul Goboleedyada ka jira Dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ilaa iyo hada majirto cid sheegatay mas\u2019uuliyada Dilkan, inkastoo Xoogaga Al Shabaab ay horey ugu hanjabeen in ay beegsan doonaan Ergadii ka qeyb qaadatay doorashooyinka ay ku soo baxeen Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dabley hubeysan ayaa maan gelinkii dambe waxa ay Magaalada Muqdisho ku Dileen mid ka mid ah Ergadii Xildhibaanada ku soo doortay Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Sh.Dhexe. Axmadeey Barre oo ah Marxuumka magaciisa ayaa Dilkiisa waxuu ka dhacay nawaaxiga hoteelka Gurguurte ee Degmada Yaaqshiid, sida\u00a0Taliyaha Degmada Yaaqshiid, Korneel Maxamuud Shire uu xaqiijiyay. Raggii ka dambeeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37650,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37649","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37649","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37649"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37649\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37652,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37649\/revisions\/37652"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37650"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37649"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37649"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37649"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}