{"id":37645,"date":"2017-06-08T23:10:07","date_gmt":"2017-06-08T20:10:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37645"},"modified":"2017-06-09T00:57:19","modified_gmt":"2017-06-08T21:57:19","slug":"puntland-oo-tiradii-ugu-badneyd-abid-hal-goob-looga-dilay-tan-iyo-markii-al-shabaab-dagaalada-ka-bilaabeen-buuraha-golis-sanadii-2010","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/puntland-oo-tiradii-ugu-badneyd-abid-hal-goob-looga-dilay-tan-iyo-markii-al-shabaab-dagaalada-ka-bilaabeen-buuraha-golis-sanadii-2010\/","title":{"rendered":"Puntland Oo Tiradii Ugu Badneyd Ee Ciidan Abid Looga Dilay Hal Goob ."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37646\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/afurur_map.jpg\" alt=\"\" width=\"1070\" height=\"713\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/afurur_map.jpg 1070w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/afurur_map-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/afurur_map-768x512.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/afurur_map-1024x682.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1070px) 100vw, 1070px\" \/>Dagaalka ayey la beegsadeen guuto ciidanka Puntland ka tirsan oo uu taliye u yahay Col. Cabdullaahi Cumar Canshuur oo ku sugneyd tuulada Af-urur oo kamid ah waddooyinka laga galo buuraha sil-siladda Golis, waxaana ay qiyaastii 80km dhanka Koonfur uga beegan tahay magaalada Boosaaso.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa ah mid aad u kulul, waxaana warar madaxbanaan sheegayaan in al-Shabaab ay u suurta gashey in ay gudaha u galaan tuulada oo qabsadaan, waxaana ay ku dileen dad faro badan, waxaa wararku sheegayaan in xitaa ay dileen haween ku sugnaa tuulada.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Bari Yusuf Maxamed Wacays ayaa warbaahinta Reuters u xaqiijiyey in Al-Shabaab ay qabsadeen af-urur.<\/p>\n<p>Tirada dhimashada ayaa la sheegayaa in ay kor u dhaaftey 50 askeri oo Puntland ah, waxaana ay ku qabsadeen hub iyo gawaari ciidanka Puntland lahaa.<\/p>\n<p>Ciidanka Puntland weli war kama soo saarin dagaalka, waxaana socda gurmad loo fidiyey ciidanka la helay.<\/p>\n<p>Inkasta oo Puntland weli xaqiijin tirada looga diley dagaalka ayey noqoneysaa<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaalka ayey la beegsadeen guuto ciidanka Puntland ka tirsan oo uu taliye u yahay Col. Cabdullaahi Cumar Canshuur oo ku sugneyd tuulada Af-urur oo kamid ah waddooyinka laga galo buuraha sil-siladda Golis, waxaana ay qiyaastii 80km dhanka Koonfur uga beegan tahay magaalada Boosaaso. Dagaalka ayaa ah mid aad u kulul, waxaana warar madaxbanaan sheegayaan in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37131,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37645","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37645","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37645"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37645\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37660,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37645\/revisions\/37660"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37131"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37645"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37645"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37645"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}