{"id":37641,"date":"2017-06-08T22:59:07","date_gmt":"2017-06-08T19:59:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37641"},"modified":"2017-06-09T00:59:40","modified_gmt":"2017-06-08T21:59:40","slug":"qarax-iyo-weerar-8-qof-lagu-dilay-oo-ka-dhacay-shdhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/qarax-iyo-weerar-8-qof-lagu-dilay-oo-ka-dhacay-shdhexe\/","title":{"rendered":"Qarax Iyo Weerar 8 Qof Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Sh\/Dhexe"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/qarax-iyo-weerar-8-qof-lagu-dilay-oo-ka-dhacay-shdhexe\/qarax-66\/\" rel=\"attachment wp-att-37642\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37642\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/qarax.jpg\" alt=\"\" width=\"1023\" height=\"575\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/qarax.jpg 1023w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/qarax-300x169.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/qarax-768x432.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1023px) 100vw, 1023px\" \/><\/a>Ilaa saddex askari ayaa ku geeriyootay, 2 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii miino kuwa dhulka lagu aaso ah ay gaarigii ay wateen oo ahaa nooca ay Soomaalidu Cabdi Bilaha u taqaano ah kula qaraxday meel aan ka fogeyn garoonka diyuuradaha magaalada Jowhar oo ku yaalla deegaanka macaashka cadayga oo qiyaastii 10km waqooyiga kaga beegan magaalada Jowhar.<\/p>\n<p>Goob-joogayaal ayaa sheegay in gaariga qarxay uu gabi ahaanba bur-buray, waxaana askartii dhaawacu uu soo gaaray la geeyay Isbitaalka magaalada Jowhar.<\/p>\n<p>Dhinaca kalena ilaa 5 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay meel ku dhow deegaanka Xawaadley ee isla gobolka Sh\/Dhexe.<\/p>\n<p>Dadkan ayaa saarnaa gaari xamuul ah oo sida la sheegay kusii jeeday magaalada Muqdisho, waxaana dableyda dilka geysatay ay baabuurka kala dageen 5-ta ruux oo uu ku jiray darawalkii gaarigaasi.<\/p>\n<p>Dilkan ayaa waxa uu salka ku hayaa aano qabiil, waxaana wararka ay Warsom.com heleyso ay sheegayaan in ciidamo ka tirsan kuwa Hir-Shabeelle ay gaareen deegaanka ay shaqaaqadu ka jirto.<\/p>\n<p>Dhanka kalena Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa goor dambe oo xalay ah waxa ay weerar ku qaadeen Saldhig ay ciidamada Amisom ku leeyihiin duleedka degmada Mahadaay ee isla gobolkaasi Sh\/Dhexe.<\/p>\n<p>Dadka degaankaayaa sheegay in ay maqlayeen diryanka qaraxyada iyo hubka culus ee halkaasi leysku weydaarsaday.<\/p>\n<p>Ilaa hadda si rasmi ah looma oga khasaaraha labada dhinac kasoo gaaray weerarkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ilaa saddex askari ayaa ku geeriyootay, 2 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii miino kuwa dhulka lagu aaso ah ay gaarigii ay wateen oo ahaa nooca ay Soomaalidu Cabdi Bilaha u taqaano ah kula qaraxday meel aan ka fogeyn garoonka diyuuradaha magaalada Jowhar oo ku yaalla deegaanka macaashka cadayga oo qiyaastii 10km waqooyiga kaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37642,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37641","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37641","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37641"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37641\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37644,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37641\/revisions\/37644"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37642"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37641"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37641"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37641"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}