{"id":37637,"date":"2017-06-08T22:49:23","date_gmt":"2017-06-08T19:49:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37637"},"modified":"2017-06-09T01:01:03","modified_gmt":"2017-06-08T22:01:03","slug":"ciidamada-puntland-iyo-ururka-al-shabaab-oo-ku-dagaal-ku-dhexmaray-af-urur","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/ciidamada-puntland-iyo-ururka-al-shabaab-oo-ku-dagaal-ku-dhexmaray-af-urur\/","title":{"rendered":"Ciidamada Puntland Iyo Ururka Al-shabaab Oo ku Dagaal Ku Dhexmaray Af-urur"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/ciidamada-puntland-iyo-ururka-al-shabaab-oo-ku-dagaal-ku-dhexmaray-af-urur\/afurur\/\" rel=\"attachment wp-att-37638\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37638\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/Afurur.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"450\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/Afurur.jpg 800w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/Afurur-300x169.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/Afurur-768x432.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/a>Al-shabaab \u00a0ayaa xili hore oo saaka weerar ku qaaday \u00a0saldhig Ciidamada Daraawiishtu Puntland ay ku leeyihiin degaanka Af-urur oo ee gobolka bari ee Puntland<\/p>\n<p>Korneel Cabdullaahi Cumar Canshuur Taliyaha ciidamada Daraawiishta ee gobolka sanaag \u00a0ayaa VOA \u00a0u Xaqiijiyay in weerarka \u00a0ay \u00a0saldhiga ku soo qaadeen ururka alshabaab, uuna socda muddo Labo Saacaadood ah.<\/p>\n<div class=\"after-pragraph\"><\/div>\n<p>Sidoo Kale Taliyaha wuxuu\u00a0sheegay in \u00a0rasaas goosgoos ay ka dhacayso degaankaasi, \u00a0oo ciidamaduna ay iska difaaceen kooxdii weerarka soo qaaday , waxaana uu sheegay inay go\u2019an tahay isgaarsiinta degaanka.<\/p>\n<p>Dowlada Goboleedka Puntland weli kama Aysan hadlin dagaalkaasi, Mana jiro warar faahfaahsan oo la xiriira khasaaraha ka dhashay dagaalkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Al-shabaab \u00a0ayaa xili hore oo saaka weerar ku qaaday \u00a0saldhig Ciidamada Daraawiishtu Puntland ay ku leeyihiin degaanka Af-urur oo ee gobolka bari ee Puntland Korneel Cabdullaahi Cumar Canshuur Taliyaha ciidamada Daraawiishta ee gobolka sanaag \u00a0ayaa VOA \u00a0u Xaqiijiyay in weerarka \u00a0ay \u00a0saldhiga ku soo qaadeen ururka alshabaab, uuna socda muddo Labo Saacaadood ah. Sidoo Kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37638,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37637","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37637","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37637"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37637\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37640,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37637\/revisions\/37640"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37638"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37637"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37637"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37637"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}