{"id":37607,"date":"2017-06-07T23:26:29","date_gmt":"2017-06-07T20:26:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37607"},"modified":"2017-06-07T23:43:54","modified_gmt":"2017-06-07T20:43:54","slug":"barlamaanka-iran-oo-weerar-lagu-qaadey-hal-qof-ku-dhintey-halka-dad-kalena-ku-dhaawacmeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/barlamaanka-iran-oo-weerar-lagu-qaadey-hal-qof-ku-dhintey-halka-dad-kalena-ku-dhaawacmeen\/","title":{"rendered":"Barlamaanka Iran oo weerar lagu qaadey Hal qof ku dhintey halka Dad kalena ku dhaawacmeen."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/barlamaanka-iran-oo-weerar-lagu-qaadey-hal-qof-ku-dhintey-halka-dad-kalena-ku-dhaawacmeen\/iran-barlam-weerar\/\" rel=\"attachment wp-att-37608\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37608\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/iran-barlam-weerar.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/iran-barlam-weerar.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/iran-barlam-weerar-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ugu yaraan hal qof ayaa dhintay halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen, kadib markii weerar lagu qaaday xaruunta Baarlamaanka iyo Mausoleum of Ayatollah Khomeini ee ku taalla magaalladda Tehran ee caasimadda dalka Iraan.<\/p>\n<p>Koox hubeysan ayaa la aaminsanyahay in ay weerar is-xig-xiga ay ku qaadeen xaruumaha maanta oo Arbaca ah, sida warbahinta dowladda ay baahisay.<\/p>\n<p>Wakaalladda IRIB, ayaa warisay in nin hubeysan uu gudaha u galay xaruunta Mausoleum, halkaas oo uu ku dhaawacay siddeed ruux.<\/p>\n<p>\u201cNin hubeysan ayaa gudaha u galay xaruunta Baarlamaanka, waxaa uu toogtay mid kamid ah ilaalada xaruunta Baarlamaanka, kadibna waxaa uu cararay\u201d, sidaasi waxaa sheegay \u00a0wakaalladdaha wararka ee dalka Iran sida Fars iyo Mehr.<\/p>\n<p>Ciidamo farabadan oo kuwa ammanka ah ayaa loo daad-gureeyay nawaaxiga xaruunta Baarlamaanka, waxaana baadigoob ay ugu jiraan ninkii weerarka ka geystay xaruumaha.<\/p>\n<p>Siddeeda ruux ee dhaawacmay ayaa waxaa ku jira shaqaallaha Baarlamaanka magaalladda Tehran ee caasimadda dalkaasi Iran. Dhinaca kale qaar kamid ah xildhibaannada ayaa la sheegay in ay ka badbaadeen weerarka<\/p>\n<p>Sababta ka dambeysa weerarka ilaa iyo hadda lama xaqiijin.<\/p>\n<p>Wixii kusoo kordha halkaan kala soco.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/becco-60\/\" rel=\"attachment wp-att-37412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/tabaarak-52\/\" rel=\"attachment wp-att-37411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/hormuud-logo-54\/\" rel=\"attachment wp-att-37410\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/salaam-bank-61\/\" rel=\"attachment wp-att-37413\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37413\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Ugu yaraan hal qof ayaa dhintay halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen, kadib markii weerar lagu qaaday xaruunta Baarlamaanka iyo Mausoleum of Ayatollah Khomeini ee ku taalla magaalladda Tehran ee caasimadda dalka Iraan. Koox hubeysan ayaa la aaminsanyahay in ay weerar is-xig-xiga ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37608,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37607","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37607","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37607"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37607\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37610,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37607\/revisions\/37610"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37608"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37607"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37607"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37607"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}