{"id":37602,"date":"2017-06-07T23:08:01","date_gmt":"2017-06-07T20:08:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37602"},"modified":"2017-06-07T23:08:47","modified_gmt":"2017-06-07T20:08:47","slug":"khalalaasaha-khaliijka-oo-ay-xal-u-raadinayaan-mweynaha-mareykanka-trump-iyo-kan-turkia-erdogan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/khalalaasaha-khaliijka-oo-ay-xal-u-raadinayaan-mweynaha-mareykanka-trump-iyo-kan-turkia-erdogan\/","title":{"rendered":"KHalalaasaha KHaliijka oo ay xal u raadinayaan M\/weynaha Mareykanka Trump iyo kan Turkia Erdogan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/khalalaasaha-khaliijka-oo-ay-xal-u-raadinayaan-mweynaha-mareykanka-trump-iyo-kan-turkia-erdogan\/trump-iyo-erdogan\/\" rel=\"attachment wp-att-37603\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37603\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/trump-iyo-erdogan.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"352\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/trump-iyo-erdogan.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/trump-iyo-erdogan-300x165.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa Khadka Taleefoonka kula hadlay Boqorka dalka Sacuudiga si xal loogu helo khilaafka soo kala dhexgalay waddamada Khaliijka kaddib markii \u00a0dhowr dowladood ay xiriirka u jareen dowladda Qatar oo ay ku eedeeyeen in ay argagaxisada taageerto.<\/p>\n<p align=\"justify\">Inkastoo madaxweyne Trump uu hadda u muuqdo shaqsi doonaya in la qaboojiyo xiisada, haddana dhinaca kale waxaa xusid mudan in uu horay u taageeray tallaabada Sacuudiga iyo saaxibadiisa kale ka qaadeen dalka Qadar.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sarkaal ka tirsan dowladda Mareykanka oo aan maagaciisa la shaacin ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay in farriinta Trump ay ahayd in midnimada gobolka ay muhiim u tahay la dagaalanka afkaarta xagjirnimada iyo maal-gelinta argagixisada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Trump ayaa kol hore sheegtay mas&#8217;uuliyadda cadaadiska ka dhanka ah Qadar, waxaa uuna sheegay in durbaba ay miro dhal noqotay booqashadiisii uu dhawaan Sucuudiga ku tagay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Trump ayaa qoraallo dhowr ah oo uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka waxaa uu ku sheegay in xilligii uu booqashada ku marayay Bariga Dhexe uu caddeeyay in aysan jiri karin cid maalgelisa fikradaha xagjirnimnada, hoggaamiyeyaasha gobolkuna ay farta ku fiiqeen Qadar.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale dowladdaha Turkiga iyo Kuwait ayaa hadda u kala dab-qaadaya Qadar iyo waddamada kale ee uu muranka kala dhaxeeyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Turkiga Rajib Tayyib Erdogan ayaa sheegay in xasaaradda ka dhex aloosan waddamada Khaliijka aan lagu xallin karin go&#8217;doomin iyo xayiraado.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa Khadka Taleefoonka kula xiriiray dhiggiisa Turkiga iyo Amiirka Qadar, waxaa uuna caddeeyay in uu diyaar u yahay taageerada dedaal kasta oo lagu xallinayo arrintan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Murankan ayaa saameyn ku yeeshay sicirka Saliidda, isku socodka dhinaca hawada iyo badda ee gobolka, waxaana arrintaasi ka dhashay in goobaha laga dukaameysto ee Qadar ay cunnadu gabaabsi noqoto.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka arrimaha dibadda ee Sucuudiga ayaa Qadar ugu baaqay in ay xiriirka u jarto kooxda Falastiyiniinta ee Xamaas iyo kooxda Ikhwaanul Muslimiinka ee dalka Masar, waa haddii ay dooneyso in xayiraadaha laga qaado.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/becco-60\/\" rel=\"attachment wp-att-37412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/tabaarak-52\/\" rel=\"attachment wp-att-37411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/hormuud-logo-54\/\" rel=\"attachment wp-att-37410\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/salaam-bank-61\/\" rel=\"attachment wp-att-37413\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37413\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa Khadka Taleefoonka kula hadlay Boqorka dalka Sacuudiga si xal loogu helo khilaafka soo kala dhexgalay waddamada Khaliijka kaddib markii \u00a0dhowr dowladood ay xiriirka u jareen dowladda Qatar oo ay ku eedeeyeen in ay argagaxisada taageerto. Inkastoo madaxweyne Trump uu hadda u muuqdo shaqsi doonaya in la qaboojiyo xiisada, haddana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37603,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37602","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37602","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37602"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37602\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37606,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37602\/revisions\/37606"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37603"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37602"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37602"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37602"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}