{"id":376,"date":"2011-05-03T16:55:23","date_gmt":"2011-05-03T16:55:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=376"},"modified":"2011-05-03T16:55:23","modified_gmt":"2011-05-03T16:55:23","slug":"xarakada-mujaahidiinta-al-shabaab-oo-khaarajiyey-saraakiil-ka-tirsan-tfg-da-iyo-ciidamo-ethiopian-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/05\/xarakada-mujaahidiinta-al-shabaab-oo-khaarajiyey-saraakiil-ka-tirsan-tfg-da-iyo-ciidamo-ethiopian-ah\/","title":{"rendered":"Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab oo Khaarajiyey Saraakiil Ka Tirsan TFG-da Iyo Ciidamo Ethiopian ah"},"content":{"rendered":"<p>Wararka laga Helaya Duleedka Degmada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa Sheegayaa In Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ay Waddada U Galeen Kolonyo Gawaari Ethiopian ah Iyo Kuwa Soomaali ah Oo Ka Soo Ambabaxay Degmada Garbahaarey Kuna Sii Jeeday Luuq<\/p>\n<p>Weerarkaan ayaa Waxa uu Ka Dhacay Meel 18km U Jirto Degmada Garbahaarey Waxaana Lagu Khaarajiyey saraakiil Soomaali Iyo Kuwa Ethiopian ah<\/p>\n<p>Wararka ay Warsom ka Heleyso Degaankaasi ayaa Sheegayaa In Ciidamada La Weeraray ay Wateen 3 Gaari oo Nuuca Uuraalka ah Iyo Hal gaari Oo Qooqan ah<\/p>\n<p>Wararku ayaa Waxa ay Intaa Ku darayaan In Weerarkaasi uu Dhaawac Culus Ka Soo gaaray Gudoomiyihii Degmada Deelow Soomaaliya Iyadoo saraakiil Kalena ay Ku Geeriyoodeen Kuwaasoo aan Magacyadooda baahinteeda ana Ku Raad Joogna<\/p>\n<p>Mahan Weerarkii Ugu Horeyey oo ay Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ku Qaadaan Ciidamada TFG Iyo Kuwa Ethioipia Balse waxaa caado Noqotay Weerarada Ceynkaan OO kale tan Iyo Markii ay Dowladda Ethiopia Iyo Kuwa TFG-da ay Duulaanka Ku Qaadeen Gobolka Gedo<\/p>\n<p><strong><em><span style=\"color: #0000ff;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Mogadishu Somalia<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Mogadishu Office<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/span><\/p>\n<p><\/span><\/em><\/strong><\/p>\n<p><em><span style=\"color: #0000ff;\">\u00a0<\/span><\/em><\/p>\n<p><span style=\"color: #0000ff;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><u style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/u><\/strong><\/span><\/strong><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><u style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">webmaster@warsom.com<\/span><\/span><\/u><\/strong><\/span><\/strong><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> <\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka laga Helaya Duleedka Degmada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa Sheegayaa In Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ay Waddada U Galeen Kolonyo Gawaari Ethiopian ah Iyo Kuwa Soomaali ah Oo Ka Soo Ambabaxay Degmada Garbahaarey Kuna Sii Jeeday Luuq Weerarkaan ayaa Waxa uu Ka Dhacay Meel 18km U Jirto Degmada Garbahaarey Waxaana Lagu Khaarajiyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-376","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/376","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=376"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/376\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":378,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/376\/revisions\/378"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=376"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=376"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=376"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}