{"id":37598,"date":"2017-06-07T22:16:39","date_gmt":"2017-06-07T19:16:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37598"},"modified":"2017-06-07T22:28:49","modified_gmt":"2017-06-07T19:28:49","slug":"diyaarad-laga-leeyahey-dalka-kenya-oo-ku-bur-burtey-gudaha-dalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/diyaarad-laga-leeyahey-dalka-kenya-oo-ku-bur-burtey-gudaha-dalka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Diyaarad laga leeyahey Dalka Kenya oo ku Bur burtey Gudaha dalka Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/diyaarad-laga-leeyahey-dalka-kenya-oo-ku-bur-burtey-gudaha-dalka-soomaaliya\/diyaarad-kenya-bur-bur\/\" rel=\"attachment wp-att-37600\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37600\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/diyaarad-kenya-bur-bur.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"330\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/diyaarad-kenya-bur-bur.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/diyaarad-kenya-bur-bur-300x150.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Diyaarad xamuul ah oo nooceeda uu yahay Fokker F-27, oo laga leeyahay dalka Kenya ayaa waxyeelo xooggan ay soo gaartay, kadib iyada oo ku degeysa garoonka diyaaradaha ee Garbahaarey airport (GBM) ee dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Diyaarada ayaa waxaa ay la shaqeyneysay shirkadda Aero-Pioneer Group Kenya.<\/p>\n<p>Diyaaradda shilka gashay waxaa ay nafaqooyin iyo qalab kale oo gargaar ay u sidday hay\u2019adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>Afar kamid ah shaqaallihii la socday diyaaradda ayaa la aaminsanyahay in ay ka badbaadeen shilka.<\/p>\n<p>Ma jirto war kasoo baxay dowladda Kenya iyo Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay ee WFP oo ku aadan shilka diyaaradda iyo waxa sababay.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Guddoomiyaha gobalka Gedo ee maamulka Jubbaland Maxamed Maxamuud Maxamed ayaa\u00a0xaqiijiyay in diyaaradan ay sidday raashin gargaar ah, isla markaana ay ka bad baadeen shaqaallihii \u00a0saarnaa diyaarada.<\/p>\n<p>Xuseen Maxamed Cabdi oo ka tirsan maamulka degmada ayaa sheegay in diyaaradda burburisay guriyihii ka ag dhowaa garoonka diyaaradaha oo ah halka ay diyaarada ku dhacday.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/becco-60\/\" rel=\"attachment wp-att-37412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/tabaarak-52\/\" rel=\"attachment wp-att-37411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/hormuud-logo-54\/\" rel=\"attachment wp-att-37410\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/salaam-bank-61\/\" rel=\"attachment wp-att-37413\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37413\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Diyaarad xamuul ah oo nooceeda uu yahay Fokker F-27, oo laga leeyahay dalka Kenya ayaa waxyeelo xooggan ay soo gaartay, kadib iyada oo ku degeysa garoonka diyaaradaha ee Garbahaarey airport (GBM) ee dalka Soomaaliya. Diyaarada ayaa waxaa ay la shaqeyneysay shirkadda Aero-Pioneer Group Kenya. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37600,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37598","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37598","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37598"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37598\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37601,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37598\/revisions\/37601"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37600"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37598"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37598"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37598"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}