{"id":37556,"date":"2017-06-06T23:00:31","date_gmt":"2017-06-06T20:00:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37556"},"modified":"2017-06-06T23:35:33","modified_gmt":"2017-06-06T20:35:33","slug":"ciidamo-kenyaan-gaadiid-ay-wateen-oo-lagu-weerarey-ggedo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/ciidamo-kenyaan-gaadiid-ay-wateen-oo-lagu-weerarey-ggedo\/","title":{"rendered":"Ciidamo Kenyaan Gaadiid ay wateen oo lagu weerarey G\/gedo."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/ciidamo-kenyaan-gaadiid-ay-wateen-oo-lagu-weerarey-ggedo\/kolonyo-gaadiid-weerar\/\" rel=\"attachment wp-att-37557\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37557\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/kolonyo-gaadiid-weerar.jpg\" alt=\"\" width=\"650\" height=\"433\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/kolonyo-gaadiid-weerar.jpg 650w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/kolonyo-gaadiid-weerar-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 650px) 100vw, 650px\" \/><\/a>\u00a0Kolonyo ay la socdeen ciidanka dowladda Kenya ayaa saddex qarax lagula eegtay degaanka Taraako oo qiyaastii 50km u jira magaalladda Bardheere ee Gobolka Gedo, sida dadka degaanka ay sheegeen.<\/p>\n<p>Ciidanka la weeraray ayaa la sheegay in ay biyo ka dhaansanayeen War-biyood ku taalla degaanka.<\/p>\n<p>Sidoo kale ilo wareedyadda ayaa ku waramaya in mid kamid ah gawaaridda ciidanka Kenya uu soo gaaray bur-bur, halka dhaawacyana ay soo gaareen askarta qaar.<\/p>\n<p>Al shabaab ayaa sheegatay mas\u2019uuliyada weerarka, iyagoona sheegtay in ay dileen qaar kamid ah askarta ciidamka Kenya ee qeybta ka ah Midowga Africa.<\/p>\n<p>Shalay oo isniin aheyd, Saraakiisha ciidanka difaaca dalka Kenya, ayaa sheegay in ay dileen 14 kamid ah dagaalyahannada Al Shabaab, kadib duqeyn ka dhacday koonfurta dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Warbaahinta K24 TV, ayaa sheegtay in 14-ka dagaalyahanno ee la dilay ay kamid yihiin saraakiil ka tirsan Al Shabaab.<\/p>\n<p>Weerarka waxaa fuliyay diyaaraddaha dagaalka ee dowladda Kenya, waxaana duqeynta ay ka dhacday degaanka Abdiore oo 27Km u jira magaalladda Kismaayo.<\/p>\n<p>Al shabaab, ayaa dhinaca kale waxaa ay isku dayeen in ay weeraraan saldhiga ciidanka dowladda Kenya, balse waxaa ka hortagay ciidanka Kenya, sida uu sheegay TV-gga K24.<\/p>\n<p>Dhinaca kale warbaahinta Tuko, ayaa ku warantay in duqeynta ay dhacay 3-ddii bishan Jun.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/becco-60\/\" rel=\"attachment wp-att-37412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/tabaarak-52\/\" rel=\"attachment wp-att-37411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/hormuud-logo-54\/\" rel=\"attachment wp-att-37410\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/salaam-bank-61\/\" rel=\"attachment wp-att-37413\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37413\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Kolonyo ay la socdeen ciidanka dowladda Kenya ayaa saddex qarax lagula eegtay degaanka Taraako oo qiyaastii 50km u jira magaalladda Bardheere ee Gobolka Gedo, sida dadka degaanka ay sheegeen. Ciidanka la weeraray ayaa la sheegay in ay biyo ka dhaansanayeen War-biyood ku taalla degaanka. Sidoo kale ilo wareedyadda ayaa ku waramaya in mid kamid ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37557,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37556","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37556","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37556"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37556\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37559,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37556\/revisions\/37559"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37557"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37556"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37556"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37556"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}