{"id":37552,"date":"2017-06-06T22:34:30","date_gmt":"2017-06-06T19:34:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37552"},"modified":"2017-06-06T22:36:13","modified_gmt":"2017-06-06T19:36:13","slug":"madaxa-duulista-hawada-qm-iyo-wasiirka-gaadiidka-duulista-hawada-oo-kulan-yeeshey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/madaxa-duulista-hawada-qm-iyo-wasiirka-gaadiidka-duulista-hawada-oo-kulan-yeeshey\/","title":{"rendered":"Madaxa duulista Hawada Q\/M iyo wasiirka Gaadiidka Duulista Hawada oo kulan yeeshey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/madaxa-duulista-hawada-qm-iyo-wasiirka-gaadiidka-duulista-hawada-oo-kulan-yeeshey\/wasiirka-duulista-hawada\/\" rel=\"attachment wp-att-37553\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37553\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/wasiirka-duulista-hawada.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"433\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/wasiirka-duulista-hawada.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/wasiirka-duulista-hawada-300x197.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Maxamed A Salaad (Oomaar) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kulan xasaasi ah la qaatay madaxda hay&#8217;adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Duulista ee ICAO.<\/p>\n<p>Kulankaas oo ka dhacay xaruunta hay&#8217;adda ICAO ee Montreal ayeey madaxa hay&#8217;adda\u00a0ku soo\u00a0bandhigeen qorshooyin\u00a0ay hay&#8217;addu ugu tala gashay\u00a0soo wareejinta hawada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Madaxa qaybta farsamada ee hay&#8217;adda ICAO Mr. Ivan Galan ayaa warbixintiisa ku sheegay in qorshaha wareejinta hawada Soomaaliyeed ku kicidoonto lagac dhan $12 Milyan oo dollar. Lacagtaas oo laga rabo in ay bixiyaan dowladda Soomaaliya. Mr. Ivan Galan ayaa sidoo kale sheegay in qarashka ay bishiiba ka\u00a0aruuriyaan hawada Soomaaliya uu yahay $1.2 Milyan oo dollar.<\/p>\n<p>Wasiir Omaar ayaa ka biyo diiday qorshaha ay hay&#8217;adda ICAO soo bandhigtay, wuxuna u sheegay madaxda hay&#8217;adda ICAO in Soomaaliya uu isbedel dowladeed ka dhacay bishii Feberaayo, dowladdane ka go&#8217;antahay in ay hawadeeda soo cishato sida ugu dhaqsiyaha badan. Wuxuuna\u00a0 u soo gudbiyey qorsh cusub oo ay dowladda Soomaaliya ka shaqeyneysay oo lagu soo wareejindoono hawada dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiir Omaar ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehliyey agaasimaha hay&#8217;adda duulista hawada Soomaaliyeed mudane Yuusuf Cabdi Cabdulle (Yuusuf Jaale) iyo madax kale oo ka tirsan hay&#8217;adda. Waana socdaalkii ugu horeeyey oo wasiirka iyo agaasimaha ay ku yimaadaan xaruunta hay&#8217;adda ICAO ee magaalada Montreal.<\/p>\n<p>Xoghayaha hay&#8217;adda ICAO Dr. Fang Liu oo ah haweeneey u dhalatay dalka Shiinaha ayaa warbixin kooban ka soo jeedisay kulankaas, ayada oo sheegtay in ay wixii kaalmo ah ee loo baahanyahay ka geysandoonto sidii hawada Soomaaliya dib loogu soo celin lahaa dalka Soomaaliya<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya iyo Hay\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Duulista Hawada ee (ICAO) ayaa waxaa ka dhex aloosan muran ku saabsan soo wareejinta maamulka hawada Soomaaliyeed oo soo jiitamayey in muddu ah.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/becco-60\/\" rel=\"attachment wp-att-37412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/tabaarak-52\/\" rel=\"attachment wp-att-37411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/hormuud-logo-54\/\" rel=\"attachment wp-att-37410\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/salaam-bank-61\/\" rel=\"attachment wp-att-37413\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37413\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Maxamed A Salaad (Oomaar) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kulan xasaasi ah la qaatay madaxda hay&#8217;adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Duulista ee ICAO. Kulankaas oo ka dhacay xaruunta hay&#8217;adda ICAO ee Montreal ayeey madaxa hay&#8217;adda\u00a0ku soo\u00a0bandhigeen qorshooyin\u00a0ay hay&#8217;addu ugu tala gashay\u00a0soo wareejinta hawada Soomaaliyeed. Madaxa qaybta farsamada ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37553,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37552","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37552","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37552"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37552\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37555,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37552\/revisions\/37555"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37553"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37552"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37552"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37552"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}