{"id":37543,"date":"2017-06-06T02:51:10","date_gmt":"2017-06-05T23:51:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37543"},"modified":"2017-06-06T02:53:03","modified_gmt":"2017-06-05T23:53:03","slug":"dalka-indonesia-oo-soomaaliya-ugu-deeqay-gargaar-raashin-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/dalka-indonesia-oo-soomaaliya-ugu-deeqay-gargaar-raashin-ah\/","title":{"rendered":"Dalka Indonesia oo Soomaaliya ugu Deeqay Gargaar Raashin ah."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/dalka-indonesia-oo-soomaaliya-ugu-deeqay-gargaar-raashin-ah\/indonesia-2\/\" rel=\"attachment wp-att-37544\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37544\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/indonesia.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"396\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/indonesia.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/indonesia-300x180.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Dowladda Indonesia ayaa gargaarkii ugu horeeyay oo lagu caawinyo dadka ay abaaruhu saameyeen ku wareejisay dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasaarada gargaarka Soomaaliya ayaa la wareegtay deeqdaan ka timid dalka Indonesia, waxaana madaxda wasaarada ay sheegeen in la gaarsiin doono shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka wasaarada gargaarka Maryan Qaasim, ayaa sheegtay inay uga mahadcelineyso dowladda Indonesia gargaarka ay usoo tirtay shacabka Soomaaliyeed, lana gaarsiin doono dadka xaqa u leh.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0<img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/Jun\/2017656363224465126862854-1.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Maryam Qaasim, ayaa deeqdaasi waxay si toos ah ugu wareejisay guddiga gurmadka abaaraha heer Qaran, waxayna sheegtay inay amaano ku tahay gudigaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gudoomiyaha Hay\u2019adda ICT ee dalka Indonesia Axyaa Wudiin oo Faahfaahin ka bixiyay deeqdaan ayaa waxaa uu sheegay in deeqdaan ay iska soo aruuriyeen Shacabka dalkaasi , islamarkaana dowladda Indonesia ay diyaar u tahay in ay labo jibaarto Gargaarka ay siiso Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/becco-60\/\" rel=\"attachment wp-att-37412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/tabaarak-52\/\" rel=\"attachment wp-att-37411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/hormuud-logo-54\/\" rel=\"attachment wp-att-37410\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/salaam-bank-61\/\" rel=\"attachment wp-att-37413\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37413\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Indonesia ayaa gargaarkii ugu horeeyay oo lagu caawinyo dadka ay abaaruhu saameyeen ku wareejisay dowladda Soomaaliya. Wasaarada gargaarka Soomaaliya ayaa la wareegtay deeqdaan ka timid dalka Indonesia, waxaana madaxda wasaarada ay sheegeen in la gaarsiin doono shacabka Soomaaliyeed. Wasiirka wasaarada gargaarka Maryan Qaasim, ayaa sheegtay inay uga mahadcelineyso dowladda Indonesia gargaarka ay usoo tirtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37544,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37543","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37543","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37543"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37543\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37546,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37543\/revisions\/37546"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37544"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37543"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37543"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37543"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}