{"id":37539,"date":"2017-06-06T01:38:52","date_gmt":"2017-06-05T22:38:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37539"},"modified":"2017-06-06T01:41:27","modified_gmt":"2017-06-05T22:41:27","slug":"afar-iyo-toban-kamid-ah-dagaal-yahanada-al-shabaab-oo-kenya-sheegtey-in-ay-dishey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/afar-iyo-toban-kamid-ah-dagaal-yahanada-al-shabaab-oo-kenya-sheegtey-in-ay-dishey\/","title":{"rendered":"Afar iyo Toban kamid ah Dagaal yahanada Al-shabaab oo Kenya Sheegtey in ay Dishey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/afar-iyo-toban-kamid-ah-dagaal-yahanada-al-shabaab-oo-kenya-sheegtey-in-ay-dishey\/k24-tv\/\" rel=\"attachment wp-att-37540\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37540\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/k24-tv.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"367\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/k24-tv.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/k24-tv-300x167.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>\u00a0Saraakiisha ciidanka difaaca dalka Kenya, ayaa sheegay in ay dileen 14 kamid ah dagaalyahannada Al Shabaab, kadib duqeyn ka dhacday koonfurta dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Warbaahinta K24 TV, ayaa sheegtay in 14-ka dagaalyahanno ee la dilay ay kamid yihiin saraakiil ka tirsan Al Shabaab.<\/p>\n<p>Weerarka waxaa fuliyay diyaaraddaha dagaalka ee dowladda Kenya, waxaana duqeynta ay ka dhacday degaanka Abdiore oo 27Km u jira magaalladda Kismaayo.<\/p>\n<p>Al shabaab, ayaa dhinaca kale waxaa ay isku dayeen in ay weeraraan saldhiga ciidanka dowladda Kenya, balse waxaa ka hortagay ciidanka Kenya, sida uu sheegay TV-gga K24.<\/p>\n<p>Dhinaca kale warbaahinta Tuko, ayaa ku warantay in duqeynta ay dhacay 3-ddii bishan Jun.<\/p>\n<p>Ma jiraan war kasoo baxay Al Shabaab oo ku aadan duqeynta ka dhacay degaanka Abdiore.<\/p>\n<p>Ciidanka dowladda Kenya ayaa qeyb ka ah howlgalka Midowga Africa ee AMISOM, waxaana inta badan ay duqeymo la eegtaan saldhigyadda Al Shabaab ay ku leeyihiin degaannada hoos tagay gobollada Jubooyinka.<\/p>\n<p>Dhinaca kale shalay diyaarado dagaal ayaa warqado ku daadiyay magaalladda Jilib oo uu ka taliyo ururka Al-Shabab iyo degaanno kale oo ka tirsan Gobolka Jubbada Dhexe, sida dadka degaanka ay sheegeen.<\/p>\n<p>Warqadaha la daadiyay ayaa waxa ku qornaa farriin ugu baaqeysa Al-Shabab in ay ka faa\u2019iidaystaan cafiskii uu bixiyey madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, cafiskaa oo ahaa in xubnaha ku jira Al-Shabab in ay kaga soo baxaan ururkaasi muddo 60 maalmood ah.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/becco-60\/\" rel=\"attachment wp-att-37412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/tabaarak-52\/\" rel=\"attachment wp-att-37411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/hormuud-logo-54\/\" rel=\"attachment wp-att-37410\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/salaam-bank-61\/\" rel=\"attachment wp-att-37413\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37413\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Saraakiisha ciidanka difaaca dalka Kenya, ayaa sheegay in ay dileen 14 kamid ah dagaalyahannada Al Shabaab, kadib duqeyn ka dhacday koonfurta dalka Soomaaliya. Warbaahinta K24 TV, ayaa sheegtay in 14-ka dagaalyahanno ee la dilay ay kamid yihiin saraakiil ka tirsan Al Shabaab. Weerarka waxaa fuliyay diyaaraddaha dagaalka ee dowladda Kenya, waxaana duqeynta ay ka dhacday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37540,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37539","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37539","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37539"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37539\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37542,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37539\/revisions\/37542"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37540"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37539"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37539"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37539"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}