{"id":37531,"date":"2017-06-06T00:16:11","date_gmt":"2017-06-05T21:16:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37531"},"modified":"2017-06-06T00:19:15","modified_gmt":"2017-06-05T21:19:15","slug":"saldhigga-dhexe-ee-degmada-kismaayo-oo-qarax-miinada-dhulka-lagu-aaso-ka-dhacey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/saldhigga-dhexe-ee-degmada-kismaayo-oo-qarax-miinada-dhulka-lagu-aaso-ka-dhacey\/","title":{"rendered":"Saldhigga dhexe ee Degmada Kismaayo oo Qarax Miinada DHulka lagu aaso ka dhacey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/saldhigga-dhexe-ee-degmada-kismaayo-oo-qarax-miinada-dhulka-lagu-aaso-ka-dhacey\/kismayo-miino-dhulka\/\" rel=\"attachment wp-att-37532\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37532\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/kismayo-miino-dhulka.png\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/kismayo-miino-dhulka.png 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/kismayo-miino-dhulka-300x225.png 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Qaraxan oo la aaminsanyahay in uu ahaa nooca miinooyinka dhulka lagu aaso ayaa goor dhow ka dhacay Saldhigga dhexe ee degmada Kismaayo.<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa la rumeeysanyahay in uu ahaa Miino lagu aasay goob ay tababar ku qaadanayeen kooxda Baambeeyda oo ka tirsan Booliska.<\/p>\n<p>Waxaa jira qasaarooyin isugu jira dhaawacyo iyo dhimasho oo ka dhashay qaraxa.<\/p>\n<p>&#8220;Goobta ayaan ku sugnaa, tababar ayaa noo socday, halmar unbay jug yeertay oo Uuro na qarisay, meeshii ayaa lagu kala orday, dad ayaa ku dhaawacmay qaarna waa ku dhinteen, Balse Alle waa iga badbaadiyay,&#8221; sidaa waxaa yiri Nuur Xasan Xuseen Nuur Baana oo kamid ah kooxda Baambeeyda ee Booliska oo la hadlay WARBAAHINTA WARSOM<\/p>\n<p>Qasaaraha ka dhashay qaraxa iyo faahfaahinta dib ayaan idinka soo gudbin doonnaa, haduu rabi qadaro.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/becco-60\/\" rel=\"attachment wp-att-37412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/tabaarak-52\/\" rel=\"attachment wp-att-37411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/hormuud-logo-54\/\" rel=\"attachment wp-att-37410\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/salaam-bank-61\/\" rel=\"attachment wp-att-37413\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37413\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaraxan oo la aaminsanyahay in uu ahaa nooca miinooyinka dhulka lagu aaso ayaa goor dhow ka dhacay Saldhigga dhexe ee degmada Kismaayo. Qaraxa ayaa la rumeeysanyahay in uu ahaa Miino lagu aasay goob ay tababar ku qaadanayeen kooxda Baambeeyda oo ka tirsan Booliska. Waxaa jira qasaarooyin isugu jira dhaawacyo iyo dhimasho oo ka dhashay qaraxa. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37532,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37531","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37531","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37531"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37531\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37534,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37531\/revisions\/37534"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37532"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37531"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37531"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37531"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}