{"id":37510,"date":"2017-06-05T01:11:11","date_gmt":"2017-06-04T22:11:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37510"},"modified":"2017-06-05T01:34:30","modified_gmt":"2017-06-04T22:34:30","slug":"mweynaha-galmudug-oo-maanta-gaarey-degmada-caabudwaaq-ee-ggalguduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/mweynaha-galmudug-oo-maanta-gaarey-degmada-caabudwaaq-ee-ggalguduud\/","title":{"rendered":"M\/weynaha Galmudug oo Maanta gaarey Degmada Caabudwaaq ee G\/Galguduud."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/mweynaha-galmudug-oo-maanta-gaarey-degmada-caabudwaaq-ee-ggalguduud\/xaaf-caabudwaaq\/\" rel=\"attachment wp-att-37511\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37511\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/xaaf-caabudwaaq.jpg\" alt=\"\" width=\"629\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/xaaf-caabudwaaq.jpg 629w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/xaaf-caabudwaaq-300x229.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 629px) 100vw, 629px\" \/><\/a>Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa gaaray magaalada Caabud-waaq ee gobolka Galgaduud oo maalmihii ugu danbeeyay ay ka jireen xiisado colaadeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha oo uu wehliyo ku-xigeenkiisa Maxamed Xaashi Carabey ayaa siweyn loogu soo dhaweeyay degmada oo dhacda Waqooyiga gobolka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Odayaasha iyo waxgaradka degmada Caabud-waaq ayaa lagu wadaa in madaxweynaha Galmudug uu kulan la qaato, isaga oo kala hadli doona arrimo la xiriira nabadeynta iyo siddii loo soo afjari lahaa xiisada colaadeed ee ka jirta degmada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Caabudwaaq ayaa waxaa ka dhaca dilal ku saleysan Aano qabiil, kuwaa oo sababa in beellaha qaar ku dagaalamaan degmada iyo deegaannada hoostaga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Axmed Ducaalle Geelle ayaa isku dayaya inu u ku qanciyo odayaasha kaabo qabiilada ah ee ku sugan degmada Caabud-waaq in ay ka shaqeeyaan nabadda kana hortagaan falalka dilalka aanooyinka qabiilka ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waa safarkii ugu horeeyay ee madaxweynaha Galmudug uu ku tago degmada Caabudwaaq, tan iyo markii xilkaasi loo calleemo saaray.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/becco-60\/\" rel=\"attachment wp-att-37412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/tabaarak-52\/\" rel=\"attachment wp-att-37411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/hormuud-logo-54\/\" rel=\"attachment wp-att-37410\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/salaam-bank-61\/\" rel=\"attachment wp-att-37413\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37413\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa gaaray magaalada Caabud-waaq ee gobolka Galgaduud oo maalmihii ugu danbeeyay ay ka jireen xiisado colaadeed. Madaxweynaha oo uu wehliyo ku-xigeenkiisa Maxamed Xaashi Carabey ayaa siweyn loogu soo dhaweeyay degmada oo dhacda Waqooyiga gobolka. Odayaasha iyo waxgaradka degmada Caabud-waaq ayaa lagu wadaa in madaxweynaha Galmudug uu kulan la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37511,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37510","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37510","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37510"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37510\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37513,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37510\/revisions\/37513"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37511"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37510"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37510"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37510"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}