{"id":37490,"date":"2017-06-04T02:18:56","date_gmt":"2017-06-03T23:18:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37490"},"modified":"2017-06-04T02:44:05","modified_gmt":"2017-06-03T23:44:05","slug":"ciidamada-dawladda-soomaaliya-oo-fashiliyey-qarax-miino-kuwo-dhulka-lagu-aaso-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/ciidamada-dawladda-soomaaliya-oo-fashiliyey-qarax-miino-kuwo-dhulka-lagu-aaso-ah\/","title":{"rendered":"Ciidamada Dawladda Soomaaliya oo Fashiliyey Qarax Miino kuwo dhulka lagu aaso ah."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/ciidamada-dawladda-soomaaliya-oo-fashiliyey-qarax-miino-kuwo-dhulka-lagu-aaso-ah\/ciidamada-soomaaliya-fashilin\/\" rel=\"attachment wp-att-37491\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37491\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/ciidamada-soomaaliya-fashilin.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"460\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/ciidamada-soomaaliya-fashilin.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/ciidamada-soomaaliya-fashilin-300x209.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Qarax miino ayaa saakay lagu aasay xaafadda 21-ka October ee degmada Waabari ee magaalada Muqdisho,waxaana qaraxaasi ciidamada amniga ku wargeliyay dadka xaafadda oo ciidamada xiriir la sameeyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada amniga ayaa goobtii qaraxa lagu aasay xiray,waxaana ay ka saareen dadkii u dhawaa si aysan wax yeello uga soo gaarin, sidda ay sheegeen qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Intaas kaddib ayeey ciidamada amniga si nabadgelyo ah ku qarxiyeen qaraxii Miino ee la dhigay xaafadda 21-ka October ee degmada Waabari ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mas\u2019uuliyiin ka tirsan maamulka degmada Waabari ayaa warbaahinta u sheegay in aysan jirin wax khasaare ah oo ka dhashay miinada ay qarxiyeen ciidamada.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/becco-60\/\" rel=\"attachment wp-att-37412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/tabaarak-52\/\" rel=\"attachment wp-att-37411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/hormuud-logo-54\/\" rel=\"attachment wp-att-37410\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/salaam-bank-61\/\" rel=\"attachment wp-att-37413\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37413\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qarax miino ayaa saakay lagu aasay xaafadda 21-ka October ee degmada Waabari ee magaalada Muqdisho,waxaana qaraxaasi ciidamada amniga ku wargeliyay dadka xaafadda oo ciidamada xiriir la sameeyay. Ciidamada amniga ayaa goobtii qaraxa lagu aasay xiray,waxaana ay ka saareen dadkii u dhawaa si aysan wax yeello uga soo gaarin, sidda ay sheegeen qaar ka mid ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37491,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37490","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37490","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37490"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37490\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37493,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37490\/revisions\/37493"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37491"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37490"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37490"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37490"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}