{"id":37486,"date":"2017-06-04T01:30:11","date_gmt":"2017-06-03T22:30:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37486"},"modified":"2017-06-04T01:39:38","modified_gmt":"2017-06-03T22:39:38","slug":"dawladda-kenya-oo-ciidamo-dheeraad-ah-u-dirtey-gwbari-si-ay-u-waardiyeeyaan-isgaarsiinta-gobolkaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/dawladda-kenya-oo-ciidamo-dheeraad-ah-u-dirtey-gwbari-si-ay-u-waardiyeeyaan-isgaarsiinta-gobolkaas\/","title":{"rendered":"Dawladda Kenya oo Ciidamo Dheeraad ah u dirtey G\/w\/bari si ay u waardiyeeyaan Isgaarsiinta Gobolkaas."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/dawladda-kenya-oo-ciidamo-dheeraad-ah-u-dirtey-gwbari-si-ay-u-waardiyeeyaan-isgaarsiinta-gobolkaas\/isgaarsiinta-kenya\/\" rel=\"attachment wp-att-37487\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37487\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/isgaarsiinta-kenya.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"361\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/isgaarsiinta-kenya.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/isgaarsiinta-kenya-300x164.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Dowladda Kenya ayaa lagu waramayaa in ay ciidamo dheeraad ah geysay xarumaha isgaarsiinta ee ku yaalla gobolka Waqooyi Barri ee dalka Kenya, kaddib markii dhowr jeer oo hore xarumahaasi lagu bur buriyay weeraro ay soo qaadeen Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamadan Kenya ay geysay xarumaha isgaarsiinta ayaa loogu talagalay in ay ilaaliyaan Anteenooyinka Shirkadda Safaricom oo dhowr jeer ay Al-Shabaab burburiyeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada dowladda Kenya ayaa warbaahinta dalka Kenya u sheegay in ciidamadaan ay ilaalin doonaan xarumaha Shirkadda Safaricom gaar ahaan Anteenooyinka oo Al-Shabaab mar kasta oo ay weeraro soo qaadeen si gaar ah u bartilmaameedsadaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sidoo kale tilmaamay in la diyaariyay ciidamo badan oo ilaalin doona Tuulooyinka hoos yimaada Magaalada Mandera oo inta badan Al-Shabaab ay weerar ku qaadaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Al-Shabaab ayaa kordhiyay weerarada ay ku hayaan Anteenooyinka isgaarsiinta ee ku yaalla dalka Kenya gaar ahaan gobolka Waqooyi Bari.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/becco-60\/\" rel=\"attachment wp-att-37412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/tabaarak-52\/\" rel=\"attachment wp-att-37411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/hormuud-logo-54\/\" rel=\"attachment wp-att-37410\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/salaam-bank-61\/\" rel=\"attachment wp-att-37413\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37413\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa lagu waramayaa in ay ciidamo dheeraad ah geysay xarumaha isgaarsiinta ee ku yaalla gobolka Waqooyi Barri ee dalka Kenya, kaddib markii dhowr jeer oo hore xarumahaasi lagu bur buriyay weeraro ay soo qaadeen Al-shabaab. Ciidamadan Kenya ay geysay xarumaha isgaarsiinta ayaa loogu talagalay in ay ilaaliyaan Anteenooyinka Shirkadda Safaricom oo dhowr jeer [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37487,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37486","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37486","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37486"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37486\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37489,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37486\/revisions\/37489"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37487"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37486"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37486"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37486"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}