{"id":37473,"date":"2017-06-02T23:39:01","date_gmt":"2017-06-02T20:39:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37473"},"modified":"2017-06-02T23:41:11","modified_gmt":"2017-06-02T20:41:11","slug":"ciidamada-xasilinta-muqdisho-oo-sheegey-in-ay-gacanta-ku-dhigeen-sarkaal-ka-tirsanaa-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/ciidamada-xasilinta-muqdisho-oo-sheegey-in-ay-gacanta-ku-dhigeen-sarkaal-ka-tirsanaa-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Ciidamada Xasilinta Muqdisho oo sheegey in ay gacanta ku dhigeen Sarkaal ka tirsanaa Al-shabaab."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/ciidamada-xasilinta-muqdisho-oo-sheegey-in-ay-gacanta-ku-dhigeen-sarkaal-ka-tirsanaa-al-shabaab\/sarkaal-alshabaab\/\" rel=\"attachment wp-att-37474\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37474\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/sarkaal-alshabaab.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/sarkaal-alshabaab.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/sarkaal-alshabaab-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Ciidamada xasilinta caasimada Muqdisho ayaa degmada Wadajir ee gobolka Banaadir howlgal ay ka sameeyeen, waxaaa ay ku qabteen sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Howlgalkan oo ahaa mid saacado badan qaatay ayeey ciidamada guryaha qaar ku baarayeen, waxaana u suuragalay inay qabtaan sarkaal aan magaciisa la sheegin oo ka tirsanaa Al-Shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha ammaanka DF Soomaaliya ayaa laga soo xigtay in howl galadii u dambeeyay ee laga sameeyay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho lagu soo qabtay dad ka dambeeyay falal amni daro oo magaalada ka dhacayay habeenadii la soo dhaafay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Howl-galada amniga lagu xaqiijinayo ayaa waxaa uu muddooyinkan ka socday magaalada Muqdisho oo dhan, kaasoo dhowr nooc isugu jiray, waxaa qeyb ka ahaa howl gal hub ka dhigis ah, kaasoo rag badan oo hub heystay hubka laga qaaday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Inkastoo saraakiisha ciidamada dowladda sheegeen in ay qabteen sarkaal ka tirsan Al-shabaab, haddana ma aysan sheegin magaciisa<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/becco-60\/\" rel=\"attachment wp-att-37412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/tabaarak-52\/\" rel=\"attachment wp-att-37411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/hormuud-logo-54\/\" rel=\"attachment wp-att-37410\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/salaam-bank-61\/\" rel=\"attachment wp-att-37413\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37413\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/ciidamada-xasilinta-muqdisho-oo-sheegey-in-ay-gacanta-ku-dhigeen-sarkaal-ka-tirsanaa-al-shabaab\/sarkaal-alshabaab\/\" rel=\"attachment wp-att-37474\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37474\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/sarkaal-alshabaab.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/sarkaal-alshabaab.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/sarkaal-alshabaab-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada xasilinta caasimada Muqdisho ayaa degmada Wadajir ee gobolka Banaadir howlgal ay ka sameeyeen, waxaaa ay ku qabteen sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-shabaab. Howlgalkan oo ahaa mid saacado badan qaatay ayeey ciidamada guryaha qaar ku baarayeen, waxaana u suuragalay inay qabtaan sarkaal aan magaciisa la sheegin oo ka tirsanaa Al-Shabaab. Saraakiisha ammaanka DF Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37474,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37473","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37473","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37473"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37473\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37476,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37473\/revisions\/37476"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37474"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37473"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37473"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37473"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}