{"id":3747,"date":"2011-10-22T12:45:34","date_gmt":"2011-10-22T12:45:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3747"},"modified":"2011-10-22T12:45:34","modified_gmt":"2011-10-22T12:45:34","slug":"hay%e2%80%99adda-nabad-sugida-qaranka-oo-maanta-soo-bandhigtay-saraakiil-iyo-ciidamada-ay-sheegeen-in-ay-ka-tirsanaayeen-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/10\/hay%e2%80%99adda-nabad-sugida-qaranka-oo-maanta-soo-bandhigtay-saraakiil-iyo-ciidamada-ay-sheegeen-in-ay-ka-tirsanaayeen-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda Nabad Sugida Qaranka Oo Maanta Soo Bandhigtay Saraakiil Iyo Ciidamada Ay Sheegeen In Ay Ka Tirsanaayeen Al-shabaab"},"content":{"rendered":"<h4><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/h4>\n<p>Hay\u2019ada Nabad sugida Qaranka Dowladda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay afar Ruux oo ka tirsanaa Xarakada Mujaahidiinta \u00a0Al-Shabab oo labo kamid ah Saxaafada u sheegay inay ahaan jirayn Saraakiisha Xukuma qeybaha Shababku ay ka joogaan\u00a0 Gobolka Gedo\u00a0<\/p>\n<p>Mid ka Mid Ah Ragii maant ay soo bandhigeen Ha\u2019adda Nabad Sugida Qaranka Kaasi oo lagu magacaabo <strong>C\/qaadir Maxamuud Maxamed<\/strong> ayaa Sheegay inuu dhowr Jego kasoo qabtay maamulka xarakada al-Shaba ee gobolka Gedo \u00a0Jagooyinkii Uu u soo\u00a0 qabtay Xarakada al-shabaabayaa waxa ay aheed sida uu sheegay \u00a0Madaxa maaliyada iyo waliba jagooyin kale oo uu u soo qabtay xarakada al-shabaab\u00a0<strong><\/strong><\/p>\n<p>Ragaani ka soo baxsaday Xarakada Al-shabaab ayaa sheegeen in ay Ahaayeen ku dhawaad 40Ruux islamarkaana ay tababr u fidiyeen xarakada al-shabaab kadib markii uu tababarka u soo dhamaaayna Loo soo kaxeeyay Xaafada Suuqa xoolaha si ay Qeyb lexaad leh kaga qaataan Dagaalada Ay kula Jireen Dowlada TFG-da Soomaaliya iyagoona shegay in ay asalkoodaba ka yimaadeen Magaalada Mambasa Ee Dalkaasi Kenya<\/p>\n<p>Saraakiisha Hay\u2019ada Nabad sugida Qaranka ayaa waxa ay Marar Badan soo bandhigtay Ciidamada Iyo waliba Saraakiil \u00a0ka Tirsananaan Jireen Xarakada AL-Shabab iadoona ay Masuuliyiinta Xarakada Al-shabaabna Wax war ah ka soo bixin Dhowrkaan jeer Oo Ay Nabad Sugida Soo Bandhigtay Rag Ay Ku Sheegtay in ay U Dagaalami Jireen Al-shabaab.<\/p>\n<h4><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Hay\u2019ada Nabad sugida Qaranka Dowladda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay afar Ruux oo ka tirsanaa Xarakada Mujaahidiinta \u00a0Al-Shabab oo labo kamid ah Saxaafada u sheegay inay ahaan jirayn Saraakiisha Xukuma qeybaha Shababku ay ka joogaan\u00a0 Gobolka Gedo\u00a0 Mid ka Mid Ah Ragii maant ay soo bandhigeen Ha\u2019adda Nabad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3747","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3747","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3747"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3747\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3754,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3747\/revisions\/3754"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3747"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3747"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3747"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}