{"id":37469,"date":"2017-06-02T23:10:09","date_gmt":"2017-06-02T20:10:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37469"},"modified":"2017-06-02T23:12:59","modified_gmt":"2017-06-02T20:12:59","slug":"dil-ka-dhacey-xaley-gaalkacyo-oo-puntland-faah-faahin-ka-bixisey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/dil-ka-dhacey-xaley-gaalkacyo-oo-puntland-faah-faahin-ka-bixisey\/","title":{"rendered":"Dil ka dhacey Xaley Gaalkacyo oo Puntland Faah faahin ka bixisey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/dil-ka-dhacey-xaley-gaalkacyo-oo-puntland-faah-faahin-ka-bixisey\/puntland1-3\/\" rel=\"attachment wp-att-37470\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37470\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/puntland1.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/puntland1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/puntland1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Dabley ayaa xalay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug toogasho ku dishay nabadoon siweyn loo garanayay magaalada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mas\u2019uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ayaa sheegay in nabadoonka la dilay oo lagu magacaabi jiray Xaaji Careys, rasaas ku haleeshay qeybaha sare ee jirka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laba dhalinyaro ah oo ku hubeysnaa bastoolado ayaa la sheegay in ay ka dambeeyeen dilka nabadoonka, kuwaa oo markii danbe goobta ka baxsaday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Duqa magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland Xassan Maxamuud Khaliif (Abgaalow) ayaa sheegay raggii dilay nabadoonka in ay u baxsadeen sida uu hadalka u dhigay dhinaca Koonfureed magaalada oo ay maamusho Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhinaca maamul gobolleedka Galmudug oo qeyb ka mid ah magaalada Gaalkacyo ka arimiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/becco-60\/\" rel=\"attachment wp-att-37412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/tabaarak-52\/\" rel=\"attachment wp-att-37411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/hormuud-logo-54\/\" rel=\"attachment wp-att-37410\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/salaam-bank-61\/\" rel=\"attachment wp-att-37413\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37413\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dabley ayaa xalay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug toogasho ku dishay nabadoon siweyn loo garanayay magaalada. Mas\u2019uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ayaa sheegay in nabadoonka la dilay oo lagu magacaabi jiray Xaaji Careys, rasaas ku haleeshay qeybaha sare ee jirka. Laba dhalinyaro ah oo ku hubeysnaa bastoolado ayaa la sheegay in ay ka dambeeyeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37470,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37469","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37469","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37469"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37469\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37472,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37469\/revisions\/37472"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37470"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37469"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37469"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37469"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}