{"id":37465,"date":"2017-06-02T22:53:19","date_gmt":"2017-06-02T19:53:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37465"},"modified":"2017-06-02T22:57:21","modified_gmt":"2017-06-02T19:57:21","slug":"khadka-internetka-oo-dalka-itoobiya-ka-goan-imtixaanaadka-dugsiyada-awgood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/khadka-internetka-oo-dalka-itoobiya-ka-goan-imtixaanaadka-dugsiyada-awgood\/","title":{"rendered":"KHadka Internetka oo Dalka Itoobiya ka Go&#8217;an Imtixaanaadka dugsiyada Awgood."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/khadka-internetka-oo-dalka-itoobiya-ka-goan-imtixaanaadka-dugsiyada-awgood\/itoobiya-internet\/\" rel=\"attachment wp-att-37466\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37466\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/itoobiya-internet.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/itoobiya-internet.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/itoobiya-internet-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Khatkii Internetka ee Itoobiya oo dhan ayaa la jaray si looga hor tago in Online -ka lagu faafiyo imtixaanka heer qaran, sida uu sheegay afhayeen u hadlay dawladda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maxamed Siciid oo ka tirsan xafiiska xiriirka dowladda ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay &#8220;In jaritaanka internetka loga golleeyahay in aysan soo laabanin arrintii sannadkii hore dhacday oo kale oo ahayn in internetka lagu faafiyay imtixaankii heer Qaran&#8221;.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sannadkii 2016kii ayay dawladdu mamnuucday baraha ay bulshadu ku xiriirto ka dib markii imtixaankii heer qaran ee dugsiga sare lagaga gudbayay la soo dhigay Online-ka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin qaar ka mid ah dadka ayaa su&#8217;aal galiyay faahfaahinta ay dawladdu bixisay ee la xiriira Internetka la jaray.<\/p>\n<p align=\"justify\">Imtixaannadan heer Qaran ayaa la filayaa in ay dhammaadaan siddeeda June, ka horna waxaa muuqata in dowladda Itoobiya ku dadaali doonto xifdinta Imtixaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Inkastoo lagu sheegay in baraha bulshada oo kali ah la xannibay haddana ilo ku sugan Itoobiya ayaa BBC-da u sheegay in ay jirto internet la&#8217;aan baaxad leh oo saamaynaysa Mobeellada iyo taleefannada kale ee internetka ku shaqeeya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xaalad deg-deg ah ayaa ka jirtay Itoobiya tan iyo bishii Oktoobar ee sannadkii hore, arrintaas oo daba socotay mudaaharaadyo dawladda lagu diidanaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/becco-60\/\" rel=\"attachment wp-att-37412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/tabaarak-52\/\" rel=\"attachment wp-att-37411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/tabaarak-52\/\" rel=\"attachment wp-att-37411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/hormuud-logo-54\/\" rel=\"attachment wp-att-37410\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/salaam-bank-61\/\" rel=\"attachment wp-att-37413\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37413\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khatkii Internetka ee Itoobiya oo dhan ayaa la jaray si looga hor tago in Online -ka lagu faafiyo imtixaanka heer qaran, sida uu sheegay afhayeen u hadlay dawladda. Maxamed Siciid oo ka tirsan xafiiska xiriirka dowladda ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay &#8220;In jaritaanka internetka loga golleeyahay in aysan soo laabanin arrintii sannadkii hore [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37466,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37465","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37465","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37465"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37465\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37468,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37465\/revisions\/37468"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37466"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37465"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37465"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37465"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}