{"id":37461,"date":"2017-06-02T22:25:23","date_gmt":"2017-06-02T19:25:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37461"},"modified":"2017-06-02T22:27:40","modified_gmt":"2017-06-02T19:27:40","slug":"ganacsatada-isticmaala-dekedda-xamar-oo-looga-digey-isbedelka-bad-xiranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/ganacsatada-isticmaala-dekedda-xamar-oo-looga-digey-isbedelka-bad-xiranka\/","title":{"rendered":"Ganacsatada isticmaala Dekedda Xamar oo looga digey isbedelka Bad xiranka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/ganacsatada-isticmaala-dekedda-xamar-oo-looga-digey-isbedelka-bad-xiranka\/dekadda-xamar\/\" rel=\"attachment wp-att-37462\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37462\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/dekadda-xamar.jpg\" alt=\"\" width=\"641\" height=\"424\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/dekadda-xamar.jpg 641w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/dekadda-xamar-300x198.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 641px) 100vw, 641px\" \/><\/a>Wasaarrada dekeddaha iyo gadiidka Badda ee xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay in la gaaray xiligii bad xirinka, iyadoo dhinaca kalana u digtay ganasatada iyo Maraakiibta isticmaasha dekedda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ganacsatada Soomaaliyeed ayeey uga digtay wasaarrada in ay isticmaalaan Maraakiibta iyo Doonyaha yar yar, si aysan nafsadooda iyo hantidoodaba halis u gelin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maxamed Cismaan Cali Dhagax \u2013Tuur oo ah agaasimaha guud ee wasaarrada dekeddaha iyo gadiidka xukuumada Soomaaliya ayaa sheegay in la gaaray xilliga bad xiranka, Maraakiibta iyo Doonyaha yar yar aysan mari karin Bad weynta Hindiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu intaa ku darray in looga baahan yahay ganacsatada iyo Maraakiibta in ay muujiyaan waqtigan foojignaan dheeraad ah madaama dhibaato laga yaabo in ay kala kulmaan dabeylaha dhacaya si looga badbaado bur bur hantiyeed iyo khasaare ka dhasha dableylaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sanadkasta xilligan oo kale waxaa Badda ka dhaca dabeylo waa weyn kuwaasi oo ka imaanaya Koonfur Galbeed, islamarkaana u dhaca waqooyi Bari.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dekedda Muqdisho ayaa ah isha dhaqaalle ee ugu weyn dowladda federaalka Soomaaliya, waxaana digniintan ay soo saartay wasaarrada hakad galin doontaa wati kooban dhaqdhaqaaqa dekedda.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/becco-60\/\" rel=\"attachment wp-att-37412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/tabaarak-52\/\" rel=\"attachment wp-att-37411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/hormuud-logo-54\/\" rel=\"attachment wp-att-37410\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/salaam-bank-61\/\" rel=\"attachment wp-att-37413\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37413\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaarrada dekeddaha iyo gadiidka Badda ee xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay in la gaaray xiligii bad xirinka, iyadoo dhinaca kalana u digtay ganasatada iyo Maraakiibta isticmaasha dekedda. Ganacsatada Soomaaliyeed ayeey uga digtay wasaarrada in ay isticmaalaan Maraakiibta iyo Doonyaha yar yar, si aysan nafsadooda iyo hantidoodaba halis u gelin. Maxamed Cismaan Cali Dhagax \u2013Tuur oo ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37462,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37461","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37461","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37461"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37461\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37464,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37461\/revisions\/37464"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37462"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37461"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37461"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37461"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}