{"id":3744,"date":"2011-10-22T12:17:49","date_gmt":"2011-10-22T12:17:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3744"},"modified":"2011-10-22T12:17:49","modified_gmt":"2011-10-22T12:17:49","slug":"nin-dilal-kala-duwan-ka-geystey-magaalada-gaalkacyo-oo-maanta-lagu-toogtay-garowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/10\/nin-dilal-kala-duwan-ka-geystey-magaalada-gaalkacyo-oo-maanta-lagu-toogtay-garowe\/","title":{"rendered":"Nin dilal Kala Duwan Ka Geystey Magaalada Gaalkacyo Oo Maanta Lagu Toogtay Garowe"},"content":{"rendered":"<h4><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/h4>\n<p>Maanta ayaa waxaa lagu toogtey\u00a0 Magaalda Garoowe ee Puntland\u00a0 nin horay ugu dilay magaalda gaalkacyo nabadoon Xasan (Waloore)\u00a0 oo magaaladaas iyo guud ahaan deeganada Puntland caan ka ahaa<\/p>\n<p><strong>Cabdi Xirsi Cali (Qarjab)<\/strong> oo ah Gudoomiyaha gobalka Nugaal oo kula hadalay saxaafada goobta lagu toogtay <strong>Cabdilaahi Isaaq Cali <\/strong>oo ahaa gacan ku dhiigle ayaa sheegay in ninkani uu horay u diley oday kamid ah odayaasha gaalkacyo\u00a0 kadiban ay ciidamda amaanka gacanta ku soo dhigeen islamarkaana uu isagu maxkamadda horteeda ka qirtay in isagu uu fal danbiyeedkaas geystey.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Gobolka ayaa intaa ku daray in cidkasta oo dil geysatada la dili doono sababta maanta toogashada ninkan Saxaafadda loogu soo bandhigayna ay tahay sidii ay ugu quusan lahaayeen kuwa dadka bulshada dhexdooda magaca ku leh dilalka kala duwan u geestay .<\/p>\n<p>\u00a0Falkaani manta lagu toogtay\u00a0 ninkaani gacan ku dhiiglaha ah ayaa ah markii ugu horeysey oo Gacanku dhiigle Puntland dil ka geystey oo Al-shabaab lala xiriirinayo lagu toogtey magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ,<\/p>\n<h4><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Maanta ayaa waxaa lagu toogtey\u00a0 Magaalda Garoowe ee Puntland\u00a0 nin horay ugu dilay magaalda gaalkacyo nabadoon Xasan (Waloore)\u00a0 oo magaaladaas iyo guud ahaan deeganada Puntland caan ka ahaa Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) oo ah Gudoomiyaha gobalka Nugaal oo kula hadalay saxaafada goobta lagu toogtay Cabdilaahi Isaaq Cali [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3744","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3744","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3744"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3744\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3746,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3744\/revisions\/3746"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3744"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3744"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3744"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}