{"id":37432,"date":"2017-06-01T22:54:52","date_gmt":"2017-06-01T19:54:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37432"},"modified":"2017-06-01T23:00:47","modified_gmt":"2017-06-01T20:00:47","slug":"nabadoon-maxamed-sheekh-abuukar-oo-xaley-muqdisho-kooxo-hubeysani-ku-dileen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/nabadoon-maxamed-sheekh-abuukar-oo-xaley-muqdisho-kooxo-hubeysani-ku-dileen\/","title":{"rendered":"Nabadoon Maxamed SHeekh Abuukar oo Xaley Muqdisho kooxo hubeysani ku Dileen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/nabadoon-maxamed-sheekh-abuukar-oo-xaley-muqdisho-kooxo-hubeysani-ku-dileen\/xamar-nabadoon-dil\/\" rel=\"attachment wp-att-37433\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37433\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/xamar-nabadoon-dil.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"358\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/xamar-nabadoon-dil.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/xamar-nabadoon-dil-300x163.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Kooxo hubeysan ayaa xalay waxa ay degmada Waaberi ee gobolka Banaadir ku dileen nabadoon si weyn looga garanayay degmada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dilkan oo si gaar ah uga dhacay Buundada Ansalooti ee degmada Waaberi ayaa waxaa fuliyay dhalinyaro ku hubeysneyd bastoolado sida ay sheegeen dadka deegaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mid ka mid ah ehellada marxuumka ayaa warbaahinta u sheegay dilka nabadoonka, oo lagu magacaabi jiray nabadoon Maxamed Sheekh Abuukar.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada ammaanka ee ka hawlgala degmada Waaberi, ayaa daqiiqado ka dib gaaray halkii uu falku ka dhacay, xilli ay baxsadeen dableyda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dilka nabadoon ayaa dhacay saacad ka hor xalay markii siddan oo kale toogasho degmada Wadajir lagu dilay sarkaal ka tirsanaa ciidamada xoogga dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dilalka noocan ah ayaa ku badan magaalada Muqdisho, waxaana marar badan sidan oo kale toogasho lagu dilay nabadoonno, mas&#8217;uuliyiin, iyo saraakiil ka tirsan dowladda.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/becco-60\/\" rel=\"attachment wp-att-37412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/tabaarak-52\/\" rel=\"attachment wp-att-37411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/hormuud-logo-55\/\" rel=\"attachment wp-att-37414\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37414\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/salaam-bank-61\/\" rel=\"attachment wp-att-37413\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37413\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxo hubeysan ayaa xalay waxa ay degmada Waaberi ee gobolka Banaadir ku dileen nabadoon si weyn looga garanayay degmada. Dilkan oo si gaar ah uga dhacay Buundada Ansalooti ee degmada Waaberi ayaa waxaa fuliyay dhalinyaro ku hubeysneyd bastoolado sida ay sheegeen dadka deegaanka. Mid ka mid ah ehellada marxuumka ayaa warbaahinta u sheegay dilka nabadoonka, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37433,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37432","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37432","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37432"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37432\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37435,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37432\/revisions\/37435"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37433"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37432"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37432"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37432"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}