{"id":37428,"date":"2017-06-01T22:35:40","date_gmt":"2017-06-01T19:35:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37428"},"modified":"2017-06-01T22:42:23","modified_gmt":"2017-06-01T19:42:23","slug":"mweynaha-mareykanka-donald-trump-oo-laga-yaabo-in-uu-ka-baxo-heshiiskii-isbedelka-cimilada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/mweynaha-mareykanka-donald-trump-oo-laga-yaabo-in-uu-ka-baxo-heshiiskii-isbedelka-cimilada\/","title":{"rendered":"M\/weynaha Mareykanka Donald Trump oo laga yaabo in uu ka baxo Heshiiskii Isbedelka Cimilada."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/mweynaha-mareykanka-donald-trump-oo-laga-yaabo-in-uu-ka-baxo-heshiiskii-isbedelka-cimilada\/cimilada-aduunka\/\" rel=\"attachment wp-att-37429\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37429\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/cimilada-aduunka.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"439\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/cimilada-aduunka.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/cimilada-aduunka-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Madaxweyne Trump ayaa sheegay in uu si dhakhso ah u shaacin doono in Maraykanku ka bixi doono heshiiskii isbedelka cimilada ee lagu gaadhay Paris, hadalkiisanina wuxu soo baxay warbaahinta oo aad u hadal haysa in laga yaabo in Maraykanku ka baxo heshiiskaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hadal kooban oo uu warfidiyeenka ku siiyey Aqalka Cad, ayaa madaxweynuhu kaga gaabsaday in uu si cad u sheego in uu go&#8217;aan arrintaa ka gaadhay iyo in kale. Waxuu se Trump sheegay in uu dhegaystay dad badan oo arintan ku kala aragti duwan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mar sii horraysay ayaa warbaahinta Maraykanka qaarkeed sheegeen in la filayo in madaxweynuhu shaacin doono in Maraykanku ka baxayo heshiiskaa isbedelka cimilada, si uu u meel mariyo mid ka mid ah ballannadii uu qaaday intii uu ku jiray ololaha doorashada.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/becco-60\/\" rel=\"attachment wp-att-37412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/tabaarak-52\/\" rel=\"attachment wp-att-37411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/hormuud-logo-54\/\" rel=\"attachment wp-att-37410\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/salaam-bank-61\/\" rel=\"attachment wp-att-37413\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37413\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne Trump ayaa sheegay in uu si dhakhso ah u shaacin doono in Maraykanku ka bixi doono heshiiskii isbedelka cimilada ee lagu gaadhay Paris, hadalkiisanina wuxu soo baxay warbaahinta oo aad u hadal haysa in laga yaabo in Maraykanku ka baxo heshiiskaa. Hadal kooban oo uu warfidiyeenka ku siiyey Aqalka Cad, ayaa madaxweynuhu kaga gaabsaday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37429,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37428","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37428","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37428"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37428\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37431,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37428\/revisions\/37431"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37429"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37428"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37428"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37428"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}