{"id":37424,"date":"2017-06-01T22:23:30","date_gmt":"2017-06-01T19:23:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37424"},"modified":"2017-06-01T22:24:47","modified_gmt":"2017-06-01T19:24:47","slug":"khilaafka-u-dhaxeeya-ahlu-sunna-iyo-galmudug-oo-mweyne-xaaf-ku-tilmaamey-mid-siyaasadeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/khilaafka-u-dhaxeeya-ahlu-sunna-iyo-galmudug-oo-mweyne-xaaf-ku-tilmaamey-mid-siyaasadeed\/","title":{"rendered":"KHilaafka u dhaxeeya Ahlu sunna iyo Galmudug oo Mweyne Xaaf ku tilmaamey Mid Siyaasadeed."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/khilaafka-u-dhaxeeya-ahlu-sunna-iyo-galmudug-oo-mweyne-xaaf-ku-tilmaamey-mid-siyaasadeed\/mweyne-xaaf\/\" rel=\"attachment wp-att-37425\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37425\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/mweyne-xaaf.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/mweyne-xaaf.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/mweyne-xaaf-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa faah faahin ka bixiyay wada hadallada maamulkiisu la yeellanayo Puntland iyo Ahlu Sunna Waljameeca.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xaaf ayaa sheegay ayaa sheegay \u00a0dib u heshiisiinta iyo nabadgelyada in ay hadda ugu culus tahay howlaha hor yaalla maamulkiisa, balse wuxuu tilmaamay in ay ka shaqeynayaan arrimahaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Xaaf wuxuu kaloo sheegay in ay wada hadal ka bilaabayaan Gaalkacyo, Caabud-waaq iyo Dhuusa-mareeb, halkaasi oo ay wada hadal kula yeelanayaan masuuliyiinta Puntland iyo Ahlu Sunna<\/p>\n<p align=\"justify\">Arrimaha amniga waxa auu sheegay \u00a0in ay ku dadaalayaan sidii ay u ilaalin lahaayeen nabadgelyada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mar uu soo hadal qaaday khilaafka Ahlu Sunna Waljameeca kala dhaxeeya ayuu sheegay in dooda Ahlu Sunna tahay mid siyaasadeed oo ka duwan tan Puntland, islamarkaana ka maamul ahaa diyaar u yihiin sidii xal loogu heli lahaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhawaan markii la caleemo saaray madaxweynaha Galmudug ayuu sheegay in maamulkiisa xoogga saari doono wada hadal lala furo maamulka Ahlu Sunna Waljameeca ee fadhigiisu yahay Dhuusa-mareeb.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/becco-60\/\" rel=\"attachment wp-att-37412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/tabaarak-52\/\" rel=\"attachment wp-att-37411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/hormuud-logo-55\/\" rel=\"attachment wp-att-37414\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37414\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/gudoonka-sare-ee-hayadda-caafimaadka-adduunka-oo-soomaaliya-kamid-noqotey\/salaam-bank-61\/\" rel=\"attachment wp-att-37413\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37413\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa faah faahin ka bixiyay wada hadallada maamulkiisu la yeellanayo Puntland iyo Ahlu Sunna Waljameeca. Xaaf ayaa sheegay ayaa sheegay \u00a0dib u heshiisiinta iyo nabadgelyada in ay hadda ugu culus tahay howlaha hor yaalla maamulkiisa, balse wuxuu tilmaamay in ay ka shaqeynayaan arrimahaasi. Madaxweyne Xaaf wuxuu kaloo sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37425,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37424","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37424","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37424"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37424\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37427,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37424\/revisions\/37427"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37425"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37424"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37424"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37424"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}