{"id":37384,"date":"2017-06-01T01:21:24","date_gmt":"2017-05-31T22:21:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37384"},"modified":"2017-06-01T01:28:37","modified_gmt":"2017-05-31T22:28:37","slug":"kontorolka-boosaaso-oo-ciidamada-puntland-ku-qabteen-walxaha-qarxa-iyo-rag-la-sheegey-in-ay-wateen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/kontorolka-boosaaso-oo-ciidamada-puntland-ku-qabteen-walxaha-qarxa-iyo-rag-la-sheegey-in-ay-wateen\/","title":{"rendered":"Kontorolka Boosaaso oo ciidamada Puntland ku qabteen Walxaha Qarxa iyo Rag la sheegey in ay wateen."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/kontorolka-boosaaso-oo-ciidamada-puntland-ku-qabteen-walxaha-qarxa-iyo-rag-la-sheegey-in-ay-wateen\/walxaha-qarxa\/\" rel=\"attachment wp-att-37385\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37385\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/walxaha-qarxa.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/walxaha-qarxa.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/walxaha-qarxa-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Ciidamada amniga magaalada Bosaaso ayaa gacanta ku dhigay maanta gaari laga soo buuxshay waxyaabaha qarxa oo la doonayay in gudaha loo galiyo magaalada sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan laamaha amniga.<\/p>\n<p>Qaraxyada la qabtay ayaa isugu jiray lix Sanduukh oo ah nooca qaraxyada loo adeegsado, taarikooyin gaadiid oo laga isticmaalo Somaaliland iyo Muqdisho ,Isgaarsiin casri oo ah noocyada ay ciidamadu isticmaalaan iyo baaruud tiro badan.<\/p>\n<p>Booliska ayaa soo saaray qaraxyadan iyo laba nin oo la sheegay in ay wateen ,waxaana lala xiray darawalkii waday gaariga lagu qabtay qaraxyadan oo ah nooca ay Soomaalidu u taqaano candhamaydlaha.<\/p>\n<p>Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari \u00a0Cabdixakiin Xuseen Yuusuf oo ka Hadlayay Qaraxyadan ayaa sheegay in gaariga la qaybtay uu siday khudaar, islamarkaana uu ka yimid magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>&#8221; Gaarigan alaabta waxaa laga soo saaray Beledweyne, waxaana xiriirinaysay Haweenay joogta Beledweyne, Ninkii ay u socotay alaabtu waan qabanay &#8221; ayuu yiri Taliyaha oo si kooban uga hadlay howl-galka ay ciidamadu sameeyeeen.<\/p>\n<p>Howl-galkan ayaa daba-socday mid ay ciidamada Puntland ku soo qabteen walxaha qarxa iyo shan nin oo watay ,kuwaasi oo maalmo ka dib ay maxkamad-da gobolka Bari ay ku xukuntay dil toogasho ah.<\/p>\n<p>Wali si rasmi ah looma shaacin magacyadan rag-ga \u00a0la qatay iyo kooxda ay ka tirsanaayeen ,waxaana qabashadooda ay ku soo beegmaysaa ,iyada oo amniga magaalooyina Puntland si weyn loo adkeeyay maalmihii la soo dhaafay.<\/p>\n<p>Ugu danbayn, shan qof ayaa ku geeriyootay tiro inta ka badan-na waa ay ku dhaawacantay qarax asbuucii hore ka dhacay magaalada Bosaaso ,kaasi oo ay mas;uuliyad-diisa sheegatay \u00a0Daacish oo dagaal adag kula jirta ciidamada Puntland.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/kontorolka-boosaaso-oo-ciidamada-puntland-ku-qabteen-walxaha-qarxa-iyo-rag-la-sheegey-in-ay-wateen\/walxaha-qarxa1\/\" rel=\"attachment wp-att-37388\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37388\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/walxaha-qarxa1.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"495\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/walxaha-qarxa1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/walxaha-qarxa1-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/kontorolka-boosaaso-oo-ciidamada-puntland-ku-qabteen-walxaha-qarxa-iyo-rag-la-sheegey-in-ay-wateen\/walxaha-qarxa2\/\" rel=\"attachment wp-att-37389\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37389\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/walxaha-qarxa2.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/walxaha-qarxa2.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/walxaha-qarxa2-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/06\/kontorolka-boosaaso-oo-ciidamada-puntland-ku-qabteen-walxaha-qarxa-iyo-rag-la-sheegey-in-ay-wateen\/walxaha-qarxa3\/\" rel=\"attachment wp-att-37390\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37390\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/walxaha-qarxa3.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/walxaha-qarxa3.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/walxaha-qarxa3-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/becco-59\/\" rel=\"attachment wp-att-37221\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37221\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/tabaarak-51\/\" rel=\"attachment wp-att-37222\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37222\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/hormuud-logo-53\/\" rel=\"attachment wp-att-37220\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37220\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-8.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/salaam-bank-60\/\" rel=\"attachment wp-att-37223\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37223\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada amniga magaalada Bosaaso ayaa gacanta ku dhigay maanta gaari laga soo buuxshay waxyaabaha qarxa oo la doonayay in gudaha loo galiyo magaalada sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan laamaha amniga. Qaraxyada la qabtay ayaa isugu jiray lix Sanduukh oo ah nooca qaraxyada loo adeegsado, taarikooyin gaadiid oo laga isticmaalo Somaaliland iyo Muqdisho ,Isgaarsiin casri [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37385,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37384","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37384","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37384"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37384\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37392,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37384\/revisions\/37392"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37385"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37384"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37384"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37384"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}