{"id":37364,"date":"2017-05-31T22:37:02","date_gmt":"2017-05-31T19:37:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=37364"},"modified":"2017-05-31T22:37:53","modified_gmt":"2017-05-31T19:37:53","slug":"maamulka-hawada-soomaaliya-oo-somaliland-kasoo-hor-jeesatey-in-dawladda-dhexe-lagu-wareejiyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/maamulka-hawada-soomaaliya-oo-somaliland-kasoo-hor-jeesatey-in-dawladda-dhexe-lagu-wareejiyo\/","title":{"rendered":"Maamulka Hawada Soomaaliya oo Somaliland kasoo hor jeesatey in Dawladda DHexe lagu wareejiyo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/maamulka-hawada-soomaaliya-oo-somaliland-kasoo-hor-jeesatey-in-dawladda-dhexe-lagu-wareejiyo\/somaliland-hawada\/\" rel=\"attachment wp-att-37365\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37365\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/SOMALILAND-HAWADA.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"434\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/SOMALILAND-HAWADA.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/SOMALILAND-HAWADA-300x197.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Soomaaliland ayaa ka soo horjeesatay in maamulka hawada Soomaaliya guud ahaan loo gacan galiyo dowladda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Wasaaradda duulista hawadda Soomaaliland Farxaan Aadan Heybe ayaa sheegay in Somaliland marnaba aysan aqbali doonin in hawadda lagu wareejiyo dowladda Soomaaliya inta ay Soomaalidu dirirsan tahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka ayaa sheegay hadii ay dhacdo in hawadda lagu wareejiyo dowladda Soomaaliya in Somaliland ay ka dagaalami doonto ,islamarkaana qalqal Amni uu soo gaari doono Geeska Africa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka ayaa sidoo kale waxaa uu tilmaamay in ay xiriir la sameeyay mas\u2019uuliyiinta hay&#8217;adda arintan la xiriirta islamarkaana ay u caddeeyeen Soomaliland in aysan dhicin doonin in dowladda Soomaaliya lagu wareejiyo hawadeeda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mas\u2019uuliyiinta dowladda Soomaaliya ayaa sanadyadii la soo dhaafay waday dadaallo kala duwan oo ay ku doonayaan in maamulka hawadda Soomaaliya gacanta lasoo galiyo, maadaama xilligii burburka ay la wareegeen Hay\u2019ado iyo sidoo kale dowladdo Shisheeye.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/becco-59\/\" rel=\"attachment wp-att-37221\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37221\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/tabaarak-51\/\" rel=\"attachment wp-att-37222\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37222\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/hormuud-logo-53\/\" rel=\"attachment wp-att-37220\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37220\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-8.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-dawlad-goboleedka-jubaland-ku-eedeysey-sad-bursi\/salaam-bank-60\/\" rel=\"attachment wp-att-37223\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-37223\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Soomaaliland ayaa ka soo horjeesatay in maamulka hawada Soomaaliya guud ahaan loo gacan galiyo dowladda federaalka Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda duulista hawadda Soomaaliland Farxaan Aadan Heybe ayaa sheegay in Somaliland marnaba aysan aqbali doonin in hawadda lagu wareejiyo dowladda Soomaaliya inta ay Soomaalidu dirirsan tahay. Wasiirka ayaa sheegay hadii ay dhacdo in hawadda lagu wareejiyo dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":37365,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-37364","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37364","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37364"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37364\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37367,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37364\/revisions\/37367"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37365"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37364"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37364"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37364"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}